Wadani.com: Covering All Somali News. Views and Analysis
Somali News

Siyaasiga Faarax Macalin: “Waa in meesha laga saaraa Agoonta maamulkii Tigreega sida Madoobe, Gaas iyo Shariif Sakiin”

Siyaasiga reer Kenya ee Hoggaamiyihii hore ee Aqlabiyadda Baarlamaanka Dalka Kenya Faarax Macallin ayaa si weyn u weerarray madaxda dowlad Goboleedyada Soomaaliya, isagoo soo jeediyey in la bedelo saraakiisha ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya.

Faarax Macalin oo si weyn u taageera hoggaanka dowladda Soomaaliya ayaa qoraal uu soo dhigay baraha bulshada ku sheegay in Ra’iisal wasaaraha Itoobiya oo uu xilalkii ka qaaday taliyeyaashii Tigreega (TPLF) ka tirsnaa AMISOM oo xiriir la lahaa kooxda Alshabaab, sida uu yiri wuxuuna intaas ku daray in maalmihii Alshabaab ay soo dhammaadeen.

“Talalabada xigta waa in Agoonta Tigreega (TPLF) ee loogu yeero Madaxda maamul Goboleedyada, sida Madoobe, Gaas Sakiin hadda meesha laga saaro oo ay u danbeeyso sidii Cabdi Iley..”

 

Related posts

Ra’iisal wasaare Kheyre oo Warbixinta Qorshaha Deyn cafinta ka dhageysatay Wasaaradda Maaliyadda (Daawo)

Wadani Media

Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Somalia oo si kulul u beenisay in Korontadii laga goostay [Akhriso]

Wadani Media

Wasaaradda Warfaafinta: “Dab yar ayaa qabsaday keydka waxaana soo gaaray qasaaro yar” [Sawirro]

Wadani Media

Golaha Wasiirada Somalia oo kulan aan caadi ahayn la yeeshay Golaha Dhaqaalaha Qaranka (Sawirro)

Wadani Media

Madaxweyne Farmaajo oo Amar ku saabsan Qaraxyadii Muqdisho siiyey Taliyeyaasha Ciidamada (Sawirro)

Wadani Media

Shirkadda Kenya Airways oo Duulimaad Maalinle ah ka bilaabeysa Garoonka Aden Adde ee Muqdisho

Wadani Media