Somali News

Somaliland oo ka hadashay Xildhibaannada matalaya ee lagu dooranayo Muqdisho

Golaha Wasiirrada Somaliland oo uu shir guddoomiyay Madaxweyne Biixi ayaa looga hadlay doorashada Baarlamaanka Soomaaliya.

Somaliland ayaa si weyn ugu carootay Xildhibaannada Somaliland ee lagu dooranayo Magaalada Muqdisho.

Hoos ka akhriso war murtiyeedka.

Back to top button