Browsing: Galmudug
Dagaal culus ayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ku dhex maray ciidamada dowladda Soomaaliya.
Shir madaxeed ay magaalada Gaalkacyo ku yeeshee Madaxda Puntland iyo Galmudug ayaa laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban 7 qodob…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in wasiir ka tirsan maamulka Galmdug uu ku dhaawacmay dagaal beeleed ka qarxay…
Madaxweynaayaasha Puntland iyo Galmudug Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa kulankoodii ugu horeeyay ku yeeshay magaalada Gaalkacyo.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Gaari qaraxyo ku rarran yihiin lagu qabtay halkaasi.
Weerar loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo uu waday qof is-miidaamiye ah ayaa saaka aroortii lagu qaaday…
Xaflad lagu daahfuray mashruuca dhismaha dekadda magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa xalay ka dhacday magaaladaasi iyadoo ay ka qeyb…
Maxkamadda Alshaaab ee degaanka Galhareeri, gobolka Galgaduud xukun ku fuliyay laba nin oo lagu soo eedeeyay inay u geysteen degaankaasi.
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Nabadsugidda ayaa howlgal qorsheysan ku gaaray degaanka War-xoolo oo ka tirsan Degmada Ceelbuur ee Gobolka…
Ciidamada Amniga maamllada Puntland iyo Galmudug oo ay weheliyaan Ciidamada Danab ee Kumaandooska dowladda Federaalka Soomaaliya hawlgall wadajir ah xalay…
Wasiirka Amniga maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo ayaa shaaciyay inuu ka badbaaday isku…
Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee Danab iyo kuwa gaarka ah ee Puntland ayaa howlgal ay ka fuliyeen Magaalada Gaalkacyo maanta ku…
Wasaarada Amniga Galmudug ayaa amr ku bixsay in la furo Masjid ku yaalla magaalada Guriceel, waxayna sharci darro ku tilmaanay…
Alshabaab ayaa xukun qisaas oo Dil ah ku fulisay nin la sheegay inuu degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud ku dilay…
Warrarka laga helayo degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dad kale oo hor leh aya isbitaalka magaalada ugu…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in xaalad caafimaad oo degdeg ah ay ka jirto magaaladaasi,…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal maanta ka dhacay Koonfurta magaalada Gaalkacyo, kadib markii ay maleeshiyo beelleed weerar ku…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu dagaal ka dhex qarxay saaka ciidamo kasoo kala jeeda Galmudug iyo Puntland.
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa magacaabay Wasiiru-dowlayaasha iyo Wasiir-ku-xigeenada maamulkaasi oo ka harsanaa Golaha Wasiirada.
Wasiirka magacaaban ee Amniga Galmudug Axmed Macallin Fiqi ayaa u jawaabay taliyaha xilka iska casilay ee ciidamada Booliska magaalada Dhuusamareeb…
