Browsing: Galmudug
Xildhibaannada Galmudug ayaa maanta yeelanaya kulankoodii ugu horeeyey kadib doorashadii Guddoonka cusub ee Baarlamaankaasi oo kulankan isugu yeeray.
Saddex ka mida musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha Galmudug ayaa dalbaday in muddo 21 maalmood ah dib loo dhigo doorashada…
Waxa soo gabagabowday Codeynta wareega koowaad ee Doorashada Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka cusub ee Galmudug oo lagu kala…
Waxaa soo gabagahowday Doorashadii Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Galmudug, waxayna Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka ku dhawaaqay in natiijada Doorashada Guddoomiyaha…
Waxaa lasoo gabagabeeyay tirinta codadka wareegii koowaad, waxaana ku guuleystay Dr. Maxamed Nuur Gacal oo helay 54 Cod. Guddiga Doorashada…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu tartanka Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug isaga haray mid ka mida musharixiintii u taagnaa.
Iyadoo ay maanta magaalada Dhuusamareeb ka dhacyso Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Galmudug ayaa waxaa ilaa xalay socday olole doorasho iyo galaangal…
Madaxweynaha Jubbaland ee dowladda Somalia aysan aqoonsaneyn Axmed Maxamed Islaam ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay Magaalada Boosaaso ee Xarunta…
Musaharixiinta Guddoonka Baarlamaanka cusub ee Galmudug ayaa khudbado ka horjeedinaya Baarlamaanka, iyago soo bandhigaya musharxnimadooda iyo qorshahooda.
Xildhibaannada Baarlamaanka cusub ee Galmudug ayaa la sheegay inay maxaabiis oo kale ugu xareysan yihiin dowladda Soomaaliya, iyadoo aan loo…
Waxaa magaalada Dhuusamareeb kulan ku yeeshay qaar ka mid musharixiinta xilka Madaxweynaha Galmudug ee xisbiyada mucaaradka ay u sharaxeen xilkaasi,…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in Guddiga Doorashada Baarlamaanka Galmudug ay shahaadadii musharaxnimo siiyeen saddex musharax oo isu…
Madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo hadda fadhigiisu ahay Koonfurta Gaalkacyo ayaa xilkii ka qaaday Duqii…
Wasiir Dowlihii Wasaaradda Howlaha Guud ee Xukuumada Soomaaliya Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inuu iska casilay…
Guddiga Doorashooyinka Baarlamaanka labaad ee maamulka Galmudug ayaa maanta soo saaray shuruudaha laga doonayo musharixiinta u tartamaya xika guddoomiyaha cusub…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in ciidamada amniga ay gacanta ku dhigeen askari ka…
Musharaxa xilka Madaxweynaha Galmudug, kana tirsan Baarlamaanka Federaalka Xildhibaan C/raxmaan Odowaa ayaa dalbaday in dowladda Soomaaliya ay la noqoto Guddiga…
Guddiga Doorashada Baarlamaanka labaad ee Galmudug ayaa kulan uu maanta ku yeeshay magaalada Dhuusmareeb waxay ku shaaciyeen in xilliga la…
Guddiga Doorashada ee Xaaf magacaabay oo Gaalkacyo kasoo saaray Jadwalka Doorashada 2aad ee Galmudug
Guddiga Doorashada Galmudug ee uu magacaabay Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa soo saaray habraaca jadwalka…
Guddiga Farsamada iyo maamul u sameynta Galmudug ayaa shaaciyey xildhibaanno cusub oo ka mid noqday Baarlamaanka labaad ee Galmudug.
