Browsing: Galmudug
Wasiirka amniga xukuumaddaSoomaaliya Maxamed Abuukar Ducaale (Islow) oo magaalada Dhuusamareeb u tegay xalinta khilaaf keenay gacan ka hadal oo dhex…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in is-rasaaseyn ay halkaasi ku dhex martay ciidamo ku…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay Qoraal ku saabsan Doorashada Dowlad Goboleedka Jubaland.
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in shirkii dib u heshiisiinta Beelaha Galmudug ee lagu waday…
Waxaa la diyaariyey xarunta uu ka dhacayo shirk dib u heshiisiinta beelaha Galmudug ee magaalada Dhuusamareeb, iyadoo Guddiga qabanqaabada shirka…
Xaaladda magaalada Dhuusamareeb ayaa kacsan, kadib markii ciidamo ka amar qaata hoggaamiyaha Ahlu suna Macalin Maxamuud oo ka tegay degaanka…
Madaxa Xukumadda Galmudug ee fadhigiisu magaalada Dhuusamreeb Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa dalbaday inuu Ra’iisal wasaare Kheyre si degdeg…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa Lacag u diray Guddiga Dhismaha Garoonka KUbadda Cagta ee C/llaahi Ciise oo…
Alshabaab ayaa soo bandhigtay qeybtii koowaad ee Odayaasha dhaqanka beelaha Soomaalida ee ku sugan Hirshabeelle, kuwaasoo ka faa’iideystay cafiskii Alshabaab…
Ciidamada dowladda ee la wareegay amniga magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ka mida ciidamada sida gaarka ah u tababarran ee milateriga…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta shixnad Daawo ah oo lagu qaaday diyaarad gaarsiiyay isbitaalka magaalada Dhuusamareeb…
Kooxda Ahlu Suna ayaa ugu danbeyn maanta lagu dhawaaqay inay si buuxda amniga magaalada Magaalada Dhuusamareeb ugu wareejisay Ciidamada Dowladda…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyr, ayaa maanta kormeeray ciidamada xoogga dalka ee ka tirsan guutada 15-aad ee taliska…
Wararka laga helayo magaalada Cadaaddo ayaa sheegaya in kulan ay maanta yeesheen Odayaasha Beesha Saleebaan ee magaalada Cadaaddo iyo Guddiga…
Iyadoo aan xal kaam dambeys ah laga gaarin xiisadda siyaasadeed ee ka dhex alsoosantay Xukuumadda Soomaaaliya iyo Ahlu suna ayaa…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in Ahlu suna ay magaaladaasi kusoo rogay amarro dhinaca amniga ah oo ka…
Hoggaaminaya Ahlu-suna Macalin Maxamuud Sheekh Xasan ayaa ka hor yimid ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka oo la geyn lahaa magaalada…
Wadahadal loogu kala dab qaadayo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo hoggaamiyaha Ahlu Suna Macalin Maxamuud ayaa ka…
Waxaa magaalada Muqdisho weli ku xayiran ciidamo loo diyaariyey Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo la filayey in la…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in madaxda Ahlu suna ay dalab adag hor dhigeen Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan…
