Browsing: Galmudug
Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Sabriye ayaa maanta tegaya Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, halkaas…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ee xilkiisa la isku heysto ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay 10 degmo…
Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa baaqyo kala gaara kasoo saaray dagaalada beeleed ee…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in qasaare xoog leh uu dhaliyey dagaal beeleedka xalay iyo…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in dagaal beeleed u dhaxeeya maleeshiyo beeleed uu halkaasi ka qarxay, isagoo socda…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug oo fadhi u ah garabka maamulka Galmudug ee Madaxweyne Xaaf hoggamiyo ayaa…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in kooxda Al-Shabaab ay afduub ka geysatay degaanka Gal-Qoryaale oo u hdo Guriceel,…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa si weyn u dhaliilay tallaabada ay dowladad Somalia qaaday kadib markii ciidamada NISA iyo kuwa…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa si kulul uga hadlay ciidamada NISA iyo kuwa milateriga Somalia oo xalay al…
Maamulka Galmudug ee uu hoggaamiyo Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa ka hor yimid tallaabadii ay xalay ciidamada dowladda Somalia ee…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in caawa ay ciidamada NISA ee Galmudug la wareegeen xaruntii…
Madaxweynihii hore ee Galmudug, soona noqday wasiirka amniga Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed ayaa dhaliilay xukun ay maxkamad ku taalla degaanka…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta dib ugu laabtay magaalad Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, kadib markii uu socdaal…
Ciidamada amniga magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa gacanta ku dhintay Gaari hub siday oo ka yimid Gobolka Bari ee…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in dhalinyaro kasoo jeeda Puntland laga afduubtay Koonfurta magaalada Gaalkacyo.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in Caawa ay hawada ka maqan tahay isgaarsiintii magaaladaasi, taasoo keenay shaqo la’aan…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo xubno la socday ayaa la sheegay inay ku sugnaayeen hotelka Dusit2 ee…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamo gadoodsan ay la wareegeen Saldhigga Booliska Magaalada…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in wafdigii dowladda Soomaaliya ee uu hoggaaminayey wasiirka Arrimaha Gudaha xukuumadda Soomaaliya Cabdi…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay Wafdi ka kooban xukuumadda iyo Baarlamaanka u dirtay colaadda ka taagan Gobolka Galgaduud.
