Browsing: Galmudug
Wararka laga helayo Gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in maleeshiyada Al-Shabaab dagaal ku dhex maray degmad Jilib, kadib markii ay…
Banaanbaxayaasha looga soo horjeedo Dil toogasho ah oo maxkamad ku taalla Puntland ku xukuntay nin lagu magacaabo Cabdirasaaq Xuseen Tahliil…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in falal dil ah oo salka ku haya aargoosi beeleed ay ka dhaceen…
Waxaa duleedka magaalada Cadaado baaritaan lagu sameeyay Gaadiid xamuul ah oo siday Konteenarro loogha shakiyey hub iyo saanad kale.
Hawlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) wuxuu cambaaraynayaa xayiraaddii iyo weerarkii loo geystay kolonyo gaadiid oo QM leedahay [dhacdadaas]…
Wakiilada Qaramada Midoobay ee Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo, iyadoo kulan la yeeshay madaxweynaha Galmudug iyo…
Waxaa maalintii saddexaad duleedka magaalada Cadaado ku xayiran 6 ka mida Gaadiidka xamuulka ee waaweyn kuwaasoo laga shakisan yahay xamuulka…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) iyo Madaxa xukuumadda maamulkaasi Sheekh Axmed Shaakir Cali Xasan ooe hoggaamiya Garabka Galmudug ee…
Madaxweynaha Garabka Cadaado ee maamulka Galmudug Axmed Baasto ayaa maanta ku dhawaaqay qeyb ka mida Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 11…
Wararka laga helayo Magaalada Cadaado ee Gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada degaankaasi ay ay Koontaroolka duleedka magaalada ku qabteen…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf iyo Madaxa Xukuumada Galmudug Sheekh Axmed Shaakir Cali Xasan ayaa wadajir maanta Kormeer ku…
WAR CUSUB: Sheekh Max’ed Shaakir oo aqbalay baaqii Madaxweyne Farmaajo [Xaaf oo cidle ku soo dhacay]
madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa shaaciyey inuu aqbalay oo uu soo dhaweynayo gogosha uu mar labaad…
Iyadoo maamulka Puntland uu shaaciyey in maanta uu magaalada Garowe ka furmayo shirka madaxda dowlad Goboleedyada ayaa waxaa halkaasi siyaabo…
Waxa magaalada Cadaado ka bilaabtay doorashada Madaxweyne cusub oo maamulka Galmudug yeesho, iyadoo madaxweynaha cusub noqonayo madaxweynihii labaad ee Galmudug…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa ku lebistay dareyska milateriga, isagoo booqday xerada Ciidamada Daraawiishta Galmudug ee Magaalada…
Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay duqeyntii ay ciidamada Mareykanka ka fuliyeen degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug, taasoo la sheegay…
Laba senator Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa ka jawaabay eedeyntii ka timid madaxweynaha Galmudug Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ku…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa qoraal uu soo saaray ku soo bandhigay magacyada xubno isugu jira wasiiro iyo…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa magacaabay Golaha wasiirada cusub ee Galmudug oo in muddo ah laga sugayey.
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo diyaargarow loogu jiro in lagu doorto madaxweyne cusub…
