Browsing: Galmudug
Wararka laga helyo magaalada Cadaado ayaa Sheegaaya in ciidamada Booliska magaaladaasi ay shaqo joojin iyo gadood ku dhaqaaqeen.
Madaxweynaha maamulka Ahlu sunna ee gobollada dhexe Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa shaaciyay inuusan aqoonsanayn maamulada Galmudug iyo Hirshabeelle.
Guddiga Doorashada madaxweynaha Galmudug ayaa ku dhawaaqay in xilliga la qabanayo Doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug.
Madaxweynihii Galmudug ayaa ku dhawaaqay inuu xilka iska casilay, isagoo dadka Galmudug u rajeeyay inay isku duubnaadaan.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in madaxweynaha maamul Goboleedka Galmudug uu ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka madaxweynaha maamulka…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in xaalad cabsi ay ka jirto Magaalada Hobyo ee dekadda ah kadib markii…
Madaxweynaha maamulka Ahlu-Suna ee Gobollada Dhexe Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho.
Dib u dhac ayaa soo wajahay doorashadii madaxweynaha cusub ee Galmudug oo lagu waday inay maanta ka dhacdo magaalada Cadaado.
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaal qaraar uu mar kale maanta ka qarxay duleedka degaanka Camaara.
Wararka laga helayo magaalada Hobyo ayaa sheegaya in Dooni u rarneyd Ganacsato ka soo jeeda Galmudug oo kasoo Shiraactay dalka Imaaraadka…
Ciidamo huwan ah oo isugu jira kuwa dowladda Federaalka, Galmudug iyo kuwa Puntland ayaa weerarkii ugu horeeyay kala kulmay kooxda…
Ciidamo huwan ah oo ka kooban maamulada Puntland, Galmudug, dowladda Federaalka iyo ciidamo ajnabi ah ayaa isku baheystay weerar ay…
Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed oo xilka loo doortay.
Magaalada Gaalkacyo ayaa ka duwan magaalooyinka kale ee Soomaaliya, iyadoo dagaalo ka dhaceen una qeybsan laba maamul, laakiin doorashadii madaxweynaha…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Guddi Baarlamaanka kala qeybsan ee Galmudug ka tirsan ay ku dhawaaqeeen xilliga la…
Wararka laga helayo magaalooyinka Muqdisho iyo Cadaado ayaa sheegaya in wafdi uu hogaaminayay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Galmudug…
Laba ka mida madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada dalka ayaa hogaan u noqday ololaha Madaxweyne Xasan Sheekh ku doonayo in dib loogu…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay kiis lagu kufsaday gabar yar oo lix sano…
Ganacsadaha iyo Siyaasi caanka ah ayaa isu soo sharxay xilka Madaxweynaha Galmuduug oo muran ka taagan yahay kadib markii qaar…
Ciidamada Liyu Police ee ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa saaka si lama filaan ah gudaha ugu galay degmada Balanbale ee Gobolka…
