Browsing: Galmudug
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in xildhibaan shalay lagu doortay magaalada Cadaado ay dacwad ka taagan tahay kursigiisa.
Waxaa maanta magaalada ka dhacday doorashada kursi ka mida aqalka hoose ee Baarlamaanka.
Caasho Xaaji Cilmi oo ka mida Musharaxiinta u tartamayay kursi ka mida aqalka hoose ee Baarlamaanka ayaa si lama filaan…
Wxaaa maant magaalada Cadaado ka dhacday doorashada labo kursi oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya.
Odayaasha iyo Waxgardka Beesha Cabdale ee Sacad ayaa shaaciyay in kursigii beeshaasi si shirqool ah loo boobay.
Xildhibaan Ubax Tahliil Warsame ayaa mar kale dib u hanatay kursiga xildhibaannimo ee beesheeda doorasho ka dhacday magaalada Jowhar.
Musharax Axmed Macalin Fiqi ayaa ku guuleystay inuu noqdo xildhibaan ka tirsan baarlamaanka cusub ee federaalka.
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in Ganacsade Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) uu ka haray tartanka xildhibaannimada Aqalka hoose.…
Magaalada Cadaado ayaa la filayaa in maanta ay ka dhacdo doorasho lagu loolamayo kuraas ka mida aqalka hoose ee Baarlamaanka.
Dagaallo qaraar ayaa ka socda Koonfurta Gobolka Mudug kadib markii uu dib uu sii xoogeystay dagaalkii u dhaxeeyay Alshabaab iyo dadka…
Wararka laga helayo Gobollada Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada maamulka Ahlu suna ee Gobollada Dhexe ay weerar ku qaadeen guri…
Madaxtooyada Galmudug ayaa dacwad ku soo oogtay madaxa Guddiga xalinta khilaafaadka ee Doorashada fadhigeeduna yahay magaalada Cadaado.
Guddiga madaxa bannaan eexalinta khilaafaadka Doorashooyinka ayaa waxba kama jiraan ka dhigay natiijadii kasoo baxday doorashadii kursiga Cali Gaaf ee…
Guddiga Xalinta khilaafaadka Doorashooyinka ayaa soo bandhigay dacwad ka tagaan laba kursi oo ka mida kuraastii Aqalka hoose ee Beesha…
Mid ka mida kuraasta ugu adag Aqalka hoose ee Baarlamaanka oo yaala Magaalada Cadaado ayaa noqday mid xaalad adag ku…
Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariim Xuseen Guuleed ayaa qoraal jawaab u diray Safiirka Maraykanka u jooga Somalia, Ambassador Stephen M. Schwartz.
Wara xogogaal ah ayaa sheegaya in afar kursi oo xildhibaanadooda lagu doortay magaalada Cadaado dib loogu noqon doono doorashadooda.
Qoraal loo diray Beesha caalamka ayaa lagu faahfaahiyay wixii uu ku kacay Taliyaha NISA C/llaahi Gaafow Maxamed si uu walaalkiis ugu…
Waxaa maanta magaalada Cadaado dib uga bilowday Doorashada xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaanka.
Iyadoo doorashada xildhibaanada Aqalka sare ee Soomaaliya dib looga bilaabay maanta ayaa waxaa dib u hantay kursiga Aqalka sare C/weli…
