Browsing: Galmudug
Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carrabey) ayaa jawaab ka bixiyay hadal shalay kas oo yeeray madaxweynaha Puntland C/weli…
Xafiiska iskuduwida arrimaha bini-aadanimo ee QM, ee marka lasoo gaabiyo loo yaqaan OCHA ayaa warbixinta uu ka sameeyey xaaladda dagaalka…
Qasaarihi ugu badnaa maalin qura ayaa ka dhashay dagaalkii maanta ee magaalada Gaalkacyo.
Xildhibaano ka tirsan maamulka Galmudug ayaa mooshin xil ka qaadis ah ka keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir.
Dagaal xoog leh ayaa saaka dib uga bilowday magaalada Gaalkacyo, iyadoo deryanka hubka waaweyn laga maqlayo galbeedka magaalada.
Burcad badeed Soomaaliyeed oo fadhigoodu yahay Gobolka Mudug ayaa sii deysay 26 la-heystaye oo Markab ay wateen la qabsaday muddo…
Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya dagaal dhex maray.
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in ciidamo ka socda AMISOM la geeyay magaaladaasi.
Galmudug ayaa guul ka sheegatay dagaalkii ugu danbeeyay ee magaalada Gaalkacyo, iyagoo sheegay inay Puntland diideen nabadii.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaalka galabta dib uga qarxay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug oo caawa iskiis…
Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Galmudug Axmed Dubad Cali ayaa Beeniyay Wararkii sheegayay in Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed uu Xilka…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in hada halkaasi dib uga bilowday dagaal u dhaxeeya ciidamada Maamulada Puntland iyo…
Madaxweynaha Galmudug ayaa xilkii ka qaaday wasiir ka tirsan golihiisa wasiiradiisa, kadib qoraal ka soo baxay xafiiskiisa.
Wasiir kale ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu ka hayay maamul goboleedka Galmudug kadib saacad kooban markii uu…
Shaqaalihii markabka Naham 3 oo muddo ka badan 4 sano lagu heystay gobolka Mudug ayaa maanta la sii daayay.
Wasiir ku xigeen ka tirsan maamulka Galmudug ayaa shaaciyay inuu xilka iska casilay, isagoo sheegay in arrimo shaqsi ah uu…
Maamulka Galmudug ayaa shaaciyay in wadahadaladii la doonayay in xal loogu helo dagaalada gaalkacyo ay diideen Maamulka Puntland.
Dagaalkii saaka dib uga bilowday magaalada Gaalkacyo ayaa weli socda iyadoo rasaas culus iyo madaafiic ay is weydaarsanayaan labada dhinac.
Wasaaradda Arrimaha dibadda Itoobiya ayaa shaacisay maanta heshiiska saraakiisha Federaalka dalk Itoobiya ka dhex dhaliyeen maamulada Puntland iyo Galmudug oo…
Maamulka Puntland ayaa diiday furitaanka guddiyo ka kala socda labada maamul ee Galmudug iyo Puntland ka yeelan lahaayeen xaaladda magaalada…
