Browsing: Galmudug
Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa soo bandhigay maanta Maxaabiistii uu ka qabtay kooxdii Alshabaab ee degaanadooda soo gashay kadib…
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug C.kariim Xuseen Guuleed oo ay wehliyaan Masuuliyiin ka tirsan Maamulkiisa ayaa maalin kahor booqasho ku tegay…
Ciidamadii ugu badnaa oo Itoobiyaan ah ayaa ku sii jeeda degaanada Ceeldheer iyo Galhareeri oo ka mida degmooyinka ay ku…
Wararka laga helayo saraakiisha ciidamada Galmudug ee dagaalka la galay kooxda Al-Shabaab ee kasoo firxatay degaanada Puntand ayaa sheegay inay…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta gaaray degaanka Af-barwaaqo ee Bariga Gobolka Mudug, halkaasoo ay dhowaan ku dagaalameen ciidamada…
Wasiirka warfaafinta dawlad goboleedka Galmudug Maxamuud Aaden Cusmaan (Mesagowaay) ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay magaalada Cadaado wuxuu faahfaahin…
Maamulka Galmudug ayaa sheegay in sarkaal sare oo ka tirsan Alshabab ay ku dileen dagaalkii ay dhowaan la galeen Al-shabaab…
Maamulka Galmudug ayaa magaalada Gaalkacyo maanta kusoo bandhigtay 22 maleeshiyo oo ka mida Alshabaab ay shalay ciidamada Galmudug ku soo…
Madaxweynaha Galmudug C/kariim Xuseen Guuleed ayaa ku baaqay dagaal lagu qaado koox aan ahayn Alshabaab oo degaanada maamulkiisa qas ka wada…
Wararkii ugu danbeeyay dagaalada Mudug & Ciidamada Galmudug oo sheegtay inay maxaabiis ka qabteen Alshabaab sida ay ku warrameen saraakiisha…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa dagaal ciidamada Galmudug iyo kuwa Alshabaab ku dhex maray degaanada tuulooyinka Budbud ee…
Wararka lga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu dagaal ka dhex qarxay ciidamada Maamulka Galmudug iyo Al-shabaab, dagaalka oo ah…
Galmudug ayaa sheegtay inay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug siiba qeybta ay ka taliyaan ee Koofurta Magaalada lagu qabtay 30 ka mid…
Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan maamulka Galmudug laga diray magaalada Gaalkacyo si ay uga…
Wararkii ugu danbeeyay ee Gobolka Mudug, gaar ahaan degaanka Garacad iyo agagaarkiisa oo dagaal ku dhex marayay ciidamada Puntland kuwa Alshabaab…
Madaxweynaha Galmudug, Cabdikarim Xuseen Guuleed oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Cadaado ayaa ka hadlay xaalada dagaal iyo maleeshiyada Al-Shabaab…
Baarlamaanka Galmudug oo wax ka bedelay qodob halis ku ah C/kariin Guuleed & Mooshin xil ka qaadis….
Baarlamaanka Galmudug ayaa qaaday tallaabo uu wax uga bedelayo qodobka xil ka qaadista madaxweynaha maamulkaasi oo markii hore u baahnaa…
Dagaal qasaare geystay ayaa maanta magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug ku dhex maray ka wada tirsan…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal ciidamo kala taabacsan maamulada Puntland iyo Galmudug ku dhex maray degaanka Dajimaale ee…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in degaanka Dajimaale ee Bariga Gobolka uu ka qarxay dagaal dagaal Culus oo u dhexeeya…
