Browsing: Hirshabelle
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya inuu goor dhow ka dhacay qarax lala beegsaday xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka dowlad…
Waxaa magaalada Muqdisho laga bilaaby waanwaan laga dhex wado Saraakiil ka tirsan ciidamad Milateriga, Qeybta 27-aad oo dhowaan ciidamo kala…
Maamulka Hirshabeelle oo shaqadii ka joojiyey 12 Shirkad oo Qandaraas kula jiray (Akhriso magacyada)
Wasiirka ayaa ugu hanjabay inay weyn doonaan lacagigii uga harsanaa Qandaraasyadooda haddii aysan u hoggaansamin amarkiisa.
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Huseen ayaa sameeyay magacaabis cusub oo qeyb ka ah xil ka qaadis iyo magacaabis uu muddooyinkan…
Senatoorkii ugu danbeeyay ee Aqalka Sare kasoo gala Maamulka Hirshabeelle ayaa caawa lagu doortay magaalada Jowhar ee xarunta dowlad Goboleedka…
Kursigan oo muran weyn iyo fowdo hore u dhaliyey ayaa waxa kusoo baxay Musharaxii ay taageerayaashiisa qaska ku kaceen.
Waxaa Goor dhoweyd magaalada Jowhar lagu soo gabagabeeyay wareega labaad Doorashada mid ka mida labadii kursi ee harsanaa Aqalka Sare,…
Waaa isbedel ku yimid, xalna laga gaaray laba kursi oo ka harsanaa Aqalka Sare, lagana soo doorto Maamulka Hirshabeelle, kadib…
Wakiilada Beesha Caalamka oo la shiray Cali Guudlaawe iyo Cadaadis lagu saaray Kuraasta harsan inay…
Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa kulan dhinaca khadka Internet-ka ee ZOOM-ka ah la yeeshay qaar ka mida wakiilada Beesha Caalamka oo ay…
Ganacsade Xasan Iidow Muxumed ayaa ku guuleystay kursi ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Fedderaalka, kaasoo laga soo doorto maamulka…
