Browsing: Hirshabelle
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inuu jiro qasaare ka dhashay Doontii ku rogmatay saaka…
Wararka laga helayo Magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in Doon ay la socdeen mas’uuliyiin ka tirsan Gobolka Hiiraan ay kula rogmatay…
Xildhibaano iyo mas’uuliyiin ka tirsan Aqalka Sare ayaa dowladda Soomaaliya ku dhaliilay inay ka gaabisay gurmadka dadka ku waxyeeloobay daadadka…
Ciidmaada Howlgalka Midowga Yurub ee Xeebaha Soomaaliya oo ku howlan ka hortagga Burcad Badeedka ayaa shaaciyey sawirro ku saasan Doon…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in degmada Jalalaqsi lagu dilay maleeshiyo ka tirsan Alshabaab, kadib weerar jidgal ahaa…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta lasoo taagay guddoomiyihii hore ee degmada Maxaas, Gobolka Hiiraan iyo nin kale, kuwaasoo ku…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta mamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in guddoomiye ku xigeenkii Gobolka Sh/Dhexe ee dhinaca Amniga Muxumad…
Alshabaab ayaa xukun toogasho ah ku fulisay oday da’ ah oo guddoomiye xaafadeed ka ahaa magaalada Jowhar, kaasoo degaanka Fiidow…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal galabta ka dhacay duleedka magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle, kaasoo dhex maray…
Al-shabaab ayaa xaflad u qabatay beelaha Abgaal iyo Xawaadle oo la kala wareegay diyadda Lix Nin oo ay qaab beeleed…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in Guddoomiyaha dhowaan la doortay degmadaasi uu dhaawac u geystay mid ka mida…
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in maleeshiyada Alshabaab ee culeys kasoo wajahay howlgallada ka socda Gobolka Sh/Hoose…
Dowladda Burundi ayaa shaaciyey tirada Ciidamad looga dilay weerarkii Alshabaab ku qaadeen Kolonyo ka tirsan Ciidamadooda ooka dhacay degaanka Gololeey…
Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in Qarax xoog leh lagu qaaday Kolonyo ka tirsan…
Ciidamadii muranka ka taagnaa ee magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa lagu guuleystay in laga qaado halkaasi, kadib muddo ay…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in weerar gaadmo ah ay maleeshiyada Alshabaab ku qaadeen kolonyo ciidamada Burundi ka…
Alshabaab ayaa war kasoo saartay Qarax Miino oo saaka lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan Gobolka Sh/Dhexe ee maamulka Hirshabelle.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helaya Qarax Miino oo ka dhacay duleedka magaalada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe kaasoo lalabeegsaday Gaari…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay xalay weerar madaafiic ah ku qaaday saldhiga Ciidamada Lama-galaay ee…
Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa dowladda Somalia ku eedeeyay inay caruur u qoraneyso askar, taasoo keenay inay…
