Browsing: Hirshabelle
Laba dhacdo ayaa laag soo weriyey degaano ka tirsan Gobolka Sh/Dhexe saacadihii lasoo dhaafay, iyadoo ay siyaabo kala duwan uu…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in qarax miino oo ka dhacay duleedka magaalada Jowhar, markii ay qabsatay gaari…
Gudiga Fulinta Golaha Badbaadaba Hirshabeelle, oo shir isugu yimid, uuna shir gudoominayay Mudane C/qaadir Maxamed Cusmaan (Barnaamij) ayaa u mahad-naqay…
Maamulka Hirshabelle ayaa qeylo dhaan ka keenay qorshe degaanadiisa looga saarayo ciidamada AMISOM ee kasoo jeeda dalka Brundi.
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabid cusub sameeyay isagoo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mida Golaha Wasiirada…
Golaha Wasiirada maamulka Hirshabeelle ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabeelle.
Xasan Sheekh Maxamuud oo hoygiisa Magaalada Beledweyne ugu tegay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif [Sawirro]
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalad Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa Hoygiisa maanta ugu tegay…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan oo si weyn loogu soo…
Wararka laga helayo degmada Balcad ayaa sheegaya in iska hor imaad kale uu maanta ka dhacay degmadaasi oo muddooyinkii ugu…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa AFRICOM ayaa sheegay in 24 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab lagu dilay duqayn ka dhacday maalintii…
Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa isku shaandheyntii ugu horeysay ku sameeyay Golihiisa wasiirada maamulkasi.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelle ay wadaan Mooshin…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax Duhurnimadii maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in qarax xoog leh uu ka dhacay bartamaha magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya inuu Qarax Miino uu maanta ka dhacay Guriga uu Magaalada uu ka deganaa …
Wararka laga helayo Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in kooxda Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen tuulada Ceel Muluq ee ka…
Madaxweynaha Hirshabeelle: “Walaalaha ku dagaalamaya Gobolka Hiiraan, waxay taageerayaan Alshabaab…”
Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa baaq kasoo saaray dagaallada ka socda Gobolka Hiiraan ee u dhaxeeya beelaha wada…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya inuu dagaal culus ku dhex maray duleedka degaanka Qalimow ee Gobolka Sh/Hoose ciidamo…
Maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday kolonyo uu la socday Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar…
