Browsing: Hirshabelle
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku xayirmay magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, halkasoo aysan jirin xilligan qaab looga…
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay dagaal culus ku soo qaaday saldhig ay…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dad rayid ah lagu dilay weerar lagu qaaday Gaari…
Taliska Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka ee Hirshabeelle ayaa xilalkii ka qaaday taliyeyaashii ciidamada Hay’adda Nabad Suggida ee Gobolka…
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan.
Ugu yaraan 7 qof ayaa lagu dilay in ku dhow 10 kalana wey ku dhaawacmeen ka dib markii dagaal laba…
Ugu yaraan 7 qof, oo 6 ka mid ah ay isku qoys yihiin, ayaa dhintay kadib markii ay la qaraxday…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegay in ciidamo ka wada tirsan milateriga ay ku dagaalameen magaaladaasi.
Wasiirka Arrimaha Gudaha mulka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa shaqadii ka joojiyay Duqa Magaalada Baladweyne Cali Dhuux Cabdi (Mahad alla).
Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa wiil 16 sano jir ah u magacaabay Guddoomiye kuxigeenka degaanka Gamboole…
Wararka ka imaanaya gobalka Shabeelaha dhexe ayaa soo sheegaya in ciidamada Kumaandooska milateriga Soomaaliya ay saaka la wareegeen degaan ka…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in dagaal duleedka magaalada ku dhex maray ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda…
Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu aasay laba Xildhibaan oo ka kala tirsan Maamullada Koofur Galbeed iyo Hirshabeelle oo shalay ku…
Wasiiru dowlihii Amniga Maamulka K/Galbeed iyo Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa ku geeriyooday garax Gaari ay la socdeen qabsaday…
Fahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeyso Qarax haleelay Gaari ay la socdeen xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Maamullada Hirshabelle iyo K/Galbeed…
Ciidamada AMISOM ee magaalada Jowhar ayaa lagu wareejiyey hub ay soo badbaadiyeen ciidamada dowladda Federaalka kadib weerarkii gaadmada ahaa ee…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in xaalad kacsan ay ka jirto magaalada Balcad ee Muqdisho u jira 30…
Kooxda Alshabaab ayaa weerar culus ku qaaday shalay kolonyo ka tirsan AMISOM oo ku sii jeeday magaalada Jowhar.
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa dib ugu laabtay xarunta degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe kadib markii ay muddo saacado ah geystaan…
Maleeshiyo ka tirsan Kooxda Alshabaab ayaa weearr lama filaan ah barqadii maanta kula wareegtay degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe oo…
