Browsing: Hirshabelle
Madaxweynayaasha maamullada Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare iyo K/Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka mida dadka daawanaya ciyaarta galabta dhex…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladda ay deegaanka Qalimow ka sameeyeen howlgallo lagu soo qabtay…
Weerar gaadmo ah oo kooxda Alshabaab ku qaadeen ciidamo milateri ah oo ku sii jeeday magaalada Jowhar ee xarunta maamulka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka socdo duleedka degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe.
Wasiirkii saddexaad ayaa banneeyay xilkii inuu qabto xilka looga magacaabay Golaha wasiirada maamulka Hirshabeelle oo muran ka taagan yahay.
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM ee ka socda Jabuuti iyo kuwa xoogga dalka Soomaaliyeed ay…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in xildhibaanno is baheystay ay wadaan mooshin lagu kala dirayo golaha wasiirada cusub…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa saaka weerar dhabo-gal ah ku qaaday kolonyo uu la socday Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeylte Cismaan oo…
Wasiirkii labaad oo ka mida golaha wasiirada dhowaan la magacaabay ee Hirshabeelle ayaa ku dhawaaqay inuu xilka iska casilay.
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in maleeshiyada kooxda Alshabaab ay la wareegtay degaanka Ceel-cadde ee Gobolka Hiiraan.
Mid ka mida golaha wasiirada cusub ee uu maanta ku dhawaaqay madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka iska casilay.
Madaxweynaha maamuka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta ku dhawaaqay Gole wasiirada maamulkiisa cuusb oo ka kooban 57 xubnood oo isugu…
Wararka laga helayo gobollada dhexe ayaa sheegaya in Alshababkii ugu badnaa ay ku qulqulayaan gobollada dhexe ee Soomaaliya.
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab oo ka baxsanaya duqeynta diyaaradaha ciidamada Mareykanka ay…
Wararka laga helayo Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in Bm gacmeed lagu weeraray Gurii uu degan yahay…
Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay la wareegeen degaanka Maroodille ee duleedka magaalada Belwdweyne.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in maleehsiyo ka tirsan Al-Shabaab ay weerar gaadmo ah ku qaadeen Gaari ay…
Dadaal loogu jiray in xal looga gaaro muran ka taagan magacaabidda Golaha wasiirada maamulka Hirshabeelle ayaa lagu kala tegay kadib…
Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka hor yimid dagaalka lagu qaaday Alshabaabka Degmada Balcad [Dhageyso]
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hor yimid dagaalka ka socda degaano hoos yimaada degmada Balcad ee Gobolka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay duqeyn culus ka geysteen duleedka degaanka Basra ee duleedka degmada…
