Browsing: Hirshabelle
Kursigii ugu danbeeyay ee Aqalka hoose Baarlamaanka Soomaaliya ayaa galabta lagu doortay magaalada Cadaado.
Beesha caalamka ayaa si weyn u cambaareysay doorashadii shalay ka dhacday magaalada Jowhar oo lagu doortay wasiir hore looga reebay Doorashada.
Guddiga Doorashada heer federaal ayaa sharci darro ka dhigay doorashadii shalay kursi xildhibaan loogu doortay magaalada Jowhar Wasiirka Dhalinyarada iyo…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in doorasho aan hore loo arag ay halkaasi ka dhacday saaka.
Guddiga Doorashooyinka Heer Gobol ayaa madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble mar kale ku soo eedeeyay inuu faragelin ku hayo Doorashada…
Guddiga Doorashada Dadban ayaa go’aan uu caawa soo saaray uga reebay inuu u tartamo kursiga xildhibaan ee Beeshiis Wasiirka Dhalinyarada…
Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle waxaa lagu doortay 36 xildhibaan oo ka tirsan Aqalka hoose ee Baarlamaanka.
Iyadoo Doorashada Aqalka hoose ee magaalada Jowhar, xarunta maamulka Hirshabeelle ay gabagabo ku dhowdahay ayaa maanta la doortay kursi lagu…
Iyadoo doorasahada Aqalka hoose ay gabagabo tahay ayaa waxaa soo baxaya in siyaabo kala duwan loo dhaqan geliyay qoondada haweenka.
Waxaa magaalada Jowhar lagu doortay xildhibaano cusub oo ka mid noqonaya Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Doorasho si weyn loogu loolamay ayaa maanta ka dhacday magaalada Jowhar ee xaruna maamulka Hirshabeele.
Kursi ka mida kuwii ugu muranka iyo dhaqaalaha badnaa ayaa maanta lagu dooranayaa magaalada Jowhar.
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa faragelin ku sameeyay kursi ka mida kuraasta beesha Wacbuudhan Abgaal ee yaala magaalada Jowhar.
Wasiir hore iyo xildhibaan kursiga difaacaneysay ayaa looga adkaaday doorashada aqalka hoose ee baarlamaanka oo maanta ka dhacday Magaalada Jowhar.…
Madaxweynaha maamul Goboleedka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa si toos ah uga hor yimid dib u doorashada madaxweyne Xasan Sheekh…
Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre oo shalay lagu doortay magaalada Jowhar ayaa eedeyn culus u jeediyay maamulka Hirshabeelle iyo ciidamada ku…
Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle waxaa lagu doortay maanta 5 xildhibaan oo ka mid noqonaya Aqalka hoose ee Baarlamaamka.
Doorashadii Aqalka hoose ee Baarlamaanka, magaalada Jowhar ayaa maanta lagu loolamay kursi ka mida kuwa ugu adkaa ee haweenka Beesha…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa maanta ka dhacay doorasho adag socoto magaalada Jowhar.
Waxaa magaalada Jowhar ka socda Doorashada Kursi ka mida kuraasta Aqalka hoose ee baarlamaanka. Kursigan oo ah kan beesha Agoon/Xawaadle…
