Browsing: Hirshabelle
DAAWO GURMADA CIIDAMADA SOOMAALIYA KA FULIYEEN MAGAALADA BELEDWEYNE
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaalkii ka socday magaaladaasi ee u dhaxeeya laba beelood…
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa galinkii dambe ee maanta howlgal ka sameeyay deegaan qiyaastii dhinaca Bari kaga toosan magaalada Buuloburde…
Wararka ka imaanaya Magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Magaalada uu ka socdo Banaanbax ballaaran oo ay…
Taliska ciidamada Milateriga Soomaaliya ayaa ka warbixiyay howlgalka ka bilowday Gobolka Shabeelaha Dhexe iyo ujeedada laga leeyahay. Abaanduulaha Ciidamada xoogga…
Xarakada Alshabaabul ayaa soo bandhigtay sawirrada gaadiid iyo hub ay ku qabsadeen dagaalkii Ruun-Nirgood shabeelaha dhexe. Sawirrada ay baahisay Alshabaab…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan C/fitaax Xasan Afrax oo dhowr bilood ku sugnaa magaalada Muqdisho loona heystay dilka sarkaal u shaqeynayay…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tegay degmada Cadale ee Gobolka Shabeelaha dhexe iyadoo ay ka sii horeeyeen ciidamo boqolaal…
Ciidamada milateriga dowladda Federaalka ayaa gurmadii ugu weynaa u diray maanta Gobolka Shabeelaha Dhexe iyadoo la arkayay ciidamo boqolaal ah…
Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in la soo badbaadiyay sarkaal ka tirsan ciidamada dowlada oo lagu waayay…
Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe ee kooxda Alshabaab Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Sheekh Axmed Sheekh (Kabo Ku-dukade) oo ka hadlay dagaalkii degmada…
Qasaarihii ugu weynaa ayaa ciidamada milateriga dowladda Federaalka Soomaaliya ka soo gaaray weerar rogaal celis ah ku soo qaadeen kooxda…
Taliyaha Qeybta 12 April ee ciidamada Milatariga Soomaaliya Generaal Maxamed Maxamuud Saneey ayaa beeniyay warar ay baahiyeen Warbaahinta qaarkood oo…
Alshabab oo dagaal rogaal celin ah kula wareegtay Ruunirgood & Qasaare soo gaaray ciidamada dowladda
Kooxda Alshabaab ayaa dagaal kedis ah oo rogaal celin ah kula wareegtay degaanka Ruunirgood ee Gobolka Shabeellaha Dhexe oo shalay…
Wararka laga helayo Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay Guddoomiyahii xaafadda Howlwadaag ee magaalada…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa xeer jajab iyo heshiis lagu xalinayo ka dhex sameeyay xildhibaanada diidan iyo…
Maleeshiyo ka tirsan Alshabab ayaa odayaal reer Hiiraan ah ka afduubatay duleedka magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Wararka laga helayo…
Imaamka Beelaha Mudulood Imaam Maxamed Yuusuf ayaa la sheegay inuu ka tegay shirka maamul u samaeynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe oo…
Taliyaha ciidamada Hay’add Nabad sugidda Soomaaliyeed ee NISA C/raxmaan Tuuryare ayaa ka hor tegay isla markaana joojiyay shir ay yeelan…
Shirkii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ku soo xirmay fowdo, buuq iyo sawaxan hareeyay fadhigii maanta kadib markii la…
