Browsing: K/Galbeed
Guddoomiyaha Baarlamaanka ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr. Cali Saciid Faqi ayaa magaacaabay xubnaha Guddig xildhibaanada ee maamulaya Doorashada…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in halkaasi laga soo celiyey Diyaarad oo ka tegay Muqdisho, lana filayey inay…
Iyadoo ay maalmo kooban ka harsan tahay xilligii loo qabtay inay ku dhacdo Doorashada xubnaha Aqalka Sare ayaa waxaa soo…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa si aan la fileyn uga baaqsaday socdaal uu doonayey inuu ku tago magaalada Baydhaba…
Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo sanadkii saddexaad u xiran madaxda dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay inay xaaladiisa sii…
Alshabaab ayaa 27 – 28-ki June Xukunno toogasho ah oo degdeg ku fulisay tiradii ugu badneyd xubno lagu soo eedeeyay…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in Wadaad caan ka ahaa magaalada Boosaaso ay dabley hubeysan ku dishay Magaalada…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa la wareegtay degaanka Maryan-Gubaay ee Gobolka Sh/Hoose ee hoostaga degmada Baraawe.
Madaxweynihii hore xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xariga iyo xabsiga ku heynta Sheekh Mukhtaar Roobow ku tilmaamay sharci darro iyo…
Alshabaab ayaa soo bandhigtay inuu isku soo dhiibay sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidamada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.
Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Hirshabelle iyo Koofur Galbeed ayaa soo bedelay xubnihii cabashada laga keenay ee ku jiray Guddigii doorashada ays…
Beesha Mudullood ee Gobolka SH/Dhexe ayaa bixisay lacag Diyo ah oo ay ku xukuntay Maxkamadda Alshabaab, kadib markii lagu helay…
Madaxda iyo qaar ka mida xildhibaannada kasoo jeeda maamulka Koonfur Galbeed ayaa kulan qado ah oo gaara ka yeeshay xaaladda…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax goor dhoweyd ka dhacay magaalada Baydhaba, kaasoo dhaliyey qasaare isugu jira dhimasho iyo…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya inuu dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamo ka wada tirsan kuwa maamulka uu…
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed C/Casiis Xasan Maxamed (Lafatagareen) ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho, si uu uga qeyb galo shirka Qaran…
Madaxweynaah dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa War uu kasoo saaray isbedelka xaaladda dalka, wuxuu soo saaray talo soo jeedin ka…
Maxkamada gobolka Baay ayaa xukun dil ah ku ridey nin lagu soo eedeeyay fal naxdin leh oo ahaa dilka hooyadiis.
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegyaa inuu Goor dhoweyd ka dhacay Qarax is-miidaamin ah oo lala beegsaday Guddoomiyaha Gobolka…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegya inuu halkaasi ka dhacay fal naxdin leh markii laba carruur ah oo walaalo…
