Browsing: K/Galbeed
Maleeshiyada Alshabaab ayaa xukun Dil toogasho ah shalay ku fulisay Nin lagu soo eedeeyay inuu ahaa Sixiroole ku shaqeysan jiray…
Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa si buuxda u difaacay dowladda Doorshada iyo sida ay u wado…
Ciidanka Danab ee kumaandooska Xoogga dalka ayaa la sheegay inay howgal qorsheysan kusoo qabteen Madixii Alshabaab u qaabilsanaa Khaarijinta iyo…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, haddana ah Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo xubno la socda…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax Miino oo maanta lala beegsaday ciidamada Booliska gaarka ah ee Haramcad ee ku…
Alshabaab ayaa Gobolka Bakool ku leysay Qoys ka kooban 7 qof, kadib markii ay weerar ku qaaday Gurigii ay qoyskaasi…
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa ku eedeeyay Alshabaab inay gubeen baabuur nooca xamuulka ah oo ku sii jeeday Gobolka Bakool.
Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa socdaalkiisii ugu horeeyay gudaha dalka maanta ku gaaray magaalada Baydhaba ee xarunta…
Faahfaahin dheeraad aya ayaa laag helayaa qarax Miino saaka ka dhacay degaanka Lafoole ee duleedka magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta xilkii ka qaaday guddoomiyihii gobolka Shabeellada Hoose, isagoo magacaabay gudoomiye…
ALshabaab ayaa sheegatay weerar ka dhacay degaanka Gandershe ee Gobolka Sh/Hoos, kaasoo ahaa is-miidaamin lagu qaaday ciidamo Soomaali iyo Amrican…
Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed C/casiis Maxamed Xasn (Lafta-gareen) ayaa Guddiga Doorashada ee Heer maamul Goboleed oo gaaraya 8 xubnood.
Taliska Ciidamadda Xoogga dalka ayaa shaaciyey in howlgal qorsheysan lagu dilay horjooge ka tirsan Alshabaab iyo ilaaladii la socotay.
Qarax degmada Qansaxdheere ee Gobolka Bay ayaa lagu dilay mas’uul ka tirsan maamulka degmadasi markii gaari uu la socday qarax…
Wrarka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Koox hubeysan ay toogasho ku dileen nin oday ah oo la dhashay…
Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa laga reebay qoraal uu Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya u kala diray maamul Goboleedyada Dalka.
Dowladda Soomaaliya iyo Taliska Milateriga ayaa ka gaabsaday inay ka hadlaan weerar Alshabaab ku qaaday ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya…
Saraakiil iyo Ciidamo lagu laayey Weerar Alshabaab ku qaaday saldhig ku yaalla Sh/Hoose (Faahfaahin)
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Weerar Alshabaab ku qaadeen Saldhig ay ciidamada dowladda ku leeyihiin agagaarka degaanka Buulallow ee…
Khilaaf ka taagan dhismaha Golaha Wasiirada ayaa hareeyay Madaxtooyada Soomaaliya, iyadoo la isku heysto xubno cusub oo kusoo biiraya Golaha…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa Qarax loo adeegsaday Miino oo lagu qaaday Busteejada iyo barta ciidamada Baar Ismaaciil…
