Browsing: K/Galbeed
Wararka lag helayo Gobolka Bay ayaa sheegaya in maleeshiyada Alsahbaab ay weerar culus saaka ku qaadeen degaanka Deynuunaay ee duleedka…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ( Xasan Cali Khayre ayaa booqday askartii ciidamada dowladda ee shalay ku dhaawacmay weerarkii Alshabaab ku…
Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Alshabaab Saaka ku qaadeen Degmada Awdheegle oo dhowaan ay ka qabsadeen…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in weriye sawir-qaade ah oo la howlgala ciidamada Dowladda uu ku dhintay Qarax…
War goor dhoweyd kasoo baxay Alshabaab ayaa lagu sheegay in tobanaan askari oo ka tirsan ciidamada dowlada Soomaaliya lagu dilay…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in Alshabaab ay weerar ku bilowday Qarax is-miidaamin ah ku qaaday degmada Awdheegle…
War ay faafisay warbaahinta ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Afhayeenkii guud ee Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage…
-Ciidammada kumaandooska ee xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Howlgal Qorsheysan ka fuliyey deegaanka Shaam ee Galbeedka inta ka xiga degmada Awdheegle,…
Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa soo saaray amar ah in magaalada Baydhaba ay isaga…
Wararka laga helayo Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in falal kala duwan oo allagu dilay 5 qof ay ka dhaceen duleedka…
Ciidanka klumaandooska Xooga Dalka ee Danab ayaa weerar rogalcelis ah kala kulmay maleeshiyada Alshabaab, kadib markii ay ka qabsadeen degmada…
Ciidamada Danab ee Xoogga dalka ayaa isku fidiyey agagaarka degmada Aw-dheegle oo ay shalay ka qabsadeen maleeshiyaadka Alshabaab, iyagoo howlgallo…
AlShAbaab ayaa soo bandhigay qeybtii labaad Odayaasha dhaqanka ee soo xulay Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaasoo iska diiwaan geliyay maamullada K/Galbeed iyo…
Ciidamada kumaandooska ee xoogga dalka ayaa la wareegay degmada Aw-dheegle ee Gobolka Sh/Hoose oo ay hore uga talinayeen maleeshiyada Alshabaab.
Diyaarad ku sii jeeday magaalada magaalada Baydhaba oo ka duuli rabtay Garoonka diyaaradaha Aaden Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa la…
Dad shacab ah ayaa ku le’day Qarax Miino oo haleelay gaari BL ah oo ay wateen agagaarka degmada Afgooye ee…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed C/Casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) iyo wafdi la socda ayaa ka degay magaalada magaalada Marko ee Gobolka…
Wararka laga helauo degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in koox hubeysan ay xalay halkaasi ku dishay nin…
Maxkamad ay leedahay Xarakada Alshabaab ayaa xukun Dil ah ku fulisay Oday da’diisu tahay 75 sano oo lagu soo eedeeyay…
Taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa xaqiijiyey inuu duqeyn ka fuliyey gobolka Sh/hoose, gaar ahaan degaanka Kuunyo Barrow, halkaasoo qof…
