Browsing: K/Galbeed
Wararka laga helayo Gobolka Bay ayaa sheegaya in horjoogayaal ka tirsan kooxda Alshabaab ay isu dhiibeen maamulka Koonfur Galbeed ee…
Golaha Afhayeenada Golayaasha Xeer-dejinta ayaa kulankoodii 4-aad ku yeeshay Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku-meelgaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Koonfur-Galbeed 26kii ilaa…
Dowladda Soomaaliya ayaa qiratay in ciidamadeeda ay degmada Wanlaweyn ku dileen oday caan ahaa oo ay ku sheegtay inay ka…
Faafhaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa duqeyn ay diyaarad dagaal oo ah nooca is-wada ee Droneala beegsatay gaari ku…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay Oday nabadoon ahaa.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Prof. Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari ayaa maanta magaalada Baydhabo ka furay shirka Guddoomiyaasha Baarlamaannada dowladda Federaalka…
Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa maanta ka furmaya shirka Guddoomiyaasha Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamulada qeybta…
Wararka laga helayo gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan kooxda Alshabaab ay Caawa weerar culus ku qaadeen degmada…
Al-shabaab ayaa toogasho ku fulisay shan qof oo lagu eedeeyay basaasnimo, iyadoo dilkaasi ka dhacay degaanka Iidaale ee Gobolka Baay.
Wararka laga helayo Gobolka Bay ayaa sheegaya in sarkaal sare oo ka goostay Alshabaab ay diyaarad helikobtar ah ka qaaday…
Ciidamada Danab ee kumaandooska Soomaaliya ayaa dagaal qaraar la galay kooxda Alshabaab oo jidgooyo u dhigtay cutub ka mid ciidamadaasi…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab ay caawa weerar ku…
Wararka laga helayo magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay nabadoon caan ahaa.
Warbaahinta taabacsan kooxda Alshabaab ayaa baahisay inay dileen wiil u u dhalay Sheekh Mukhtaar Roobow oo ka mid ahaa hoggaamiyeyaashii…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magacaabay wasiiro cusub oo ka mid noqonaya xukuumadda maamulkiisa.
Wadaadka dhowaan wadahadalka la furay dowladda Federaalka, kana mid ahaa hoggaamiyeyaashii Alshabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ayaa magaalada Kismaayo…
Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kooxda Al-shabaab ayaa ku dagaalamay degaano ka tirsan degmada Buur-hakaba ee Gobolka Baay.
Taliska ciidamada Mareykanka ee Qaarada Afrika ayaa war kasoo saaray duqeynta ka dhacay xalay Gobolka Sh/hoose ee lagu bar tilmaameedsaday…
Warbaahinta kooxda Al-shabaab ayaa soo bandhigay muuqaalka Gaari Caasi ah oo la sheegay inay xalay duqeeyeen diyaaradaha dagaalka Mareykanka.
Abaanduulaha ciidamada xooga Soomaaliyeed Janaraal Cabdullahi Cali Caanood ayaa digniin culus u diray maamulka Gobolka SH/hoose, isagoo ku eedeeyay inay…
