Browsing: K/Galbeed
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa ku warramaya qasaare baaxad leh oo ka dhacay dagaal dhowr jeer shalay dhex maray…
Wadaadka ka goostay kooxda Alshabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) iyo ciidamada ayaa taageersan ayaa iska caabiyay weerarkii ugu…
Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay inuu ku biiriyo dagaalka ka socda Gobolka Bakool ee u dhaxeeya ciidamada Alshabaab iyo…
Wrarkii ugu danbeeyay ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in dagaalka Alshabaab ku qaadeen Wadaadka ka goostay ee Mukhtaar Roobow Cali…
Saraakiil caan ah oo mas’uuliyiin hore ka ahaa Alshabaab ayaa la sheegay inay hoggaaminayaan dagaalka lagu qaaday Sheekh Mukhtaar Roobow…
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in Alshabaab ay dagaal ku qaadeen saaka degaanka Abal e Gobolka Bakool oo…
Saldhigii weynaa ee AMISOM degaanka Leego oo ay dhowaan ka baxday ayaa dadka degaankaasi bilileqysanayaan wixii ku haray.
Malaaqa Guud ee Beelaha Hubeer Malaaq Xasan Shurre ayaa si kulul uga hadlay kiiska dilkii Wasiirkii Howlaha Guud ee Soomaaliya…
Maamulka Koofur Galbeed ayaa si cad ula saftay mid ka mida beelaha ku dagaalmaya Gobolka Shabeellaha Hoose.
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ciidamada Qalabka sida Sareeye Guuto Liibaan Cali Yaroow ayaa magaalada Baydhabo uga dhawaaqay Go’aanka maxkamada ka gaaray…
Wararka laga helayo magaalada Marko ee xarunta Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya laba beelood uu mar…
Ciidamo Itoobiyaan ah oo wata ilaa 40 baabuur oo kuwa ciidanka iyo sahayda ah ayaa maanta gelinkii dambe soo gaaray…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in isku socodkii magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhaba uu kala go’ ku yimid.
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya maleeshiyada Alshabaab ay la wareegeen degaanka Leego ee Gobolka Sh/Hoose.
Wasiir ka mida golaha wasiirada cusub ee Koonfur Galbeed ayaa iska casilay xilkii loo magacaabay.
Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in ciidmada Uganda ee AMISOM ka tirsan iyo kuwa dowladda Somalia ay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal beeleed maanta ka qarxay magaalada Marko ee Gobolka Sh/hoose.
Wararka laga helayo gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka socdo xarunta gobolkaasi ee magaalada Marko.
Warar dheeraad ah oo laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in weerar duqeyn ahaa oo uu fulintiisa ogolaaday shalay…
Tirada ciidamada AMISOM looga dilay weerarkii shalay ka dhacay duleedka degaanka Buulomareer ayaa warar kala duwan kasoo baxayaan.
