Browsing: K/Galbeed
Kooxda Alshabaab ayaa baahisay sawirrada qalab ay sheegtay inay kala hartay ciidamo Mareykanka oo weerar ku qaaday xarun ay ku…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in askari Mareykan ah oo ka tirsan ciidamada gaarka ah lagu dilay howgal ay…
Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa gudoomiye cusub umagacaabay Gobolka Baay.
Wasiirka Arrimaha dibadda Germany oo shalay booqasho ku yimid magaalada Muqdisho ayaa gelinkii danbe ee shalay gaaray magaalada London.
Wararka laga helayo gobolka Shabeelada hoose ayaa sheegaya inuu caawa dagaal xoog leh ka socda degaano ka tirsan Gobolka.
Maamulka Hirshabeelle ayaa xildhibaanada labada Gole ee kasoo jeeda maamulkasai ugu baaqay inay u istaagaan difaaca xuquuqda maamulkaasi.
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshabaab ay dab qabadsiiyeen taashin gargaar ahaa.
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in dagaal qaraar uu degmada Waajid ku dhex maray ciidamada maamulka K/Galbeed iyo…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun dilka ah ku fulisay afar qof oo dil lagu xukumay.
Afar nin oo lagu helay inay Alhabaab ahaayeen, kana dambeeyeeny Qaraxyo ka dhacay Maqaayado ku yaalla Baydhabo ayaa lagu toogtay saaka…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo si diiran loogu soo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhoweyd ka degay Magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in gebi ahaan dhaqdhaqaqiii magaaladaasi la xiray iyadoo uu maanta booqan doono madaxweynaha…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in qarax ka dhacay Maqaayad ku taalla magaalada Qoryooley ee Gobolka Shabeelada…
Horjooge ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa la sheegay in lagu qabtay Gobolka Shabeelada Hooose.
Dowladda Itoobiya ayaa la sheegay inay qorsheyneyso inay ciidamadeeda kala baxdo magaaladii labaad, kadib markii ay toddobaadkii hore ciidamadeeda kala…
Dadweyne fara badan ayaa ku dhintay Gaari MINI BUS caasi ah oo marayay degaanka Golweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa weerar xoog leh saaka ku qaaday xarumaha Alshabaab ee ddegaano ka tirsan Gobolka Shabeelada…
Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa beeniyay in madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan oo maamulkaasi u magacaabayo Ra’iisal wasaare.
