Browsing: K/Galbeed
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo xubno la socda oo isugu jira wasiiro, xildhibaano ayaa maanta…
Wasiirka Waxbarashada maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Saadaat Maxamed Nuur iyo ku xigeenkiisa oo socdaal ku tegay xarunta Magaalada Garowe ayaa…
Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay weerar miino la beegsadeen kolonyo ka…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay inay la wareegtay diyaarad nooca Drone-ka ah oo aan cidna wadin, kadib markii ay ku soo…
Danjiraha Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Maxamed Axmed Cusmani ayaa madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ku…
Ciidamada dowladda Federaalka, kuwa AMISOM iyo diyaarado dagaal oo Mareykanku leeyahay siiba kuwa Drone-ka ayaa maanta duhurnimadii la wareegay Degaanka…
Faafhaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa howgalkii ciidamada Kumaadooska Soomaaliya ay ka sameeyeen maanta iyadoo ay taageerayaan ciidamada AMISOM…
Weear duqeyn ah ayaa la sheegay inuu mar kale ka dhacay maanta Gobolka Shabeellada Hoose, degaanka Furuqlay oo 25 KM dhinaca waqooyi…
Ciidamo Mareykan ah iyo kuwa nabadsugidda Soomaalida ee ALPHA ayaa markii ugu horeysay qaaday howlgal ay ugu gurmadeen ciidamo Uganda…
War-Saxaafadeed ka soo baxay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu faahfaahiyay howlgal ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee…
Ururka Al-Shabaab ayaa sheegay in y fashiliyeen weerar Ciidamo katirsan kumaandooska dalka Mareykanka oo watay Diyaaradaha Qumaatiga u kaca oo…
Barnaamij ku saabsan soo bandhigidda Raggii ka dambeeyay Qaraxyadii Baydhabo.
Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa beeniyay in Kooxda Daacish ay xerooyin ku leedahay Gobolka Shabeelaha Hoose. Taliyaha ciidamada Nabadsugidda…
Taliska ciidamada milatariga Soomaalaiya ayaa sheegay in ciidamada Sida Gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Xoogga Dalka ay burburiyeen Shabakad…
Cutubyo ka tirsan Ciidamada Kumaandoosta Milateriga Soomaaliya ayaa weerarkii ugu horeeyay ku qaaday xero ay lahaayeen maleeshiyo taabacsan kooxda Daacish…
Ciidamada Booliska iyo nabadsugigga magaalada Baydhaba oo howlgalo ay ka sameeyeen xaafadaha Magaalada Baydhabo waxaa ay ku soo qab qabteen dad…
Maxkamadda Sare ee Ciidamada sida ayaa xukuno kala duwan ku riday shan ruux oo afar ka mida ay ahaayeen dambeeyay…
Ururka Alshabaab ayaa heshiis qasab ah oo ka kooban dhowr ah dhex dhigay beelaha Habar-Gidir iyo Biyamaal oo dagaal fool…
Maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa weerar culus aroornimadii saaka ku qaaday saldhigga ciidamada AMISOM ee Janaale iyo kuwa dowladda…
Maamul goboleedka Puntland ayaa tallaabo khilaaf hor leh abuuri karta xilli lagu jiro qabanqabaada doorashada 2016, kadib markii uu magaalada…
