Browsing: K/Galbeed
Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa markii ugu horeysay ku hoyday degmada Xudur ee gobolka Bakool…
Madaxweynaha maamulka KMG ah ee K/Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa lagu eedeeyay inuu faraha kula jiro howsha xulista xildhibaanada…
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhaba ee xarunta K/Galbeed, iyadoo ay…
Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa bilaabay xulista Baarlamaan uu yeesho maamulkaasi, kadib markii maamulkaasi loo doortay qaab ergo oo…
Ciidamada dowladda Soomaaliya ee K/Galbeed ayaa sheegay inay la wareegay tuulooyin ka tirsan degmada Buurhakaba ee Gobolka Bay, markii howlgallo ay…
Wasiirka arrimaha gudaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya C/raxmaan Adan Sate ayaa sheegay in dadkii ciidamada AMISOM maanta ku dileen magaalada…
Kadib weerarkii saaka aroortii ay ALshabaab ku qaadeen degaanka Leego ee Gobolka Sh/hoose kuna qabsadeen xeradii ciidamada AMISOM oo qasaare…
Hogaamiyaha maamulka K/Galbeed Soomaliya ayaa magacaabay taliyaha ciidamada daraawiishta maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya, jagadaas oo loo magacaabay C/llaahi Cali Axmed…
Madaxweynaha maamulka KMG ah ee Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa si cad u sheegay inuu taageersan yahay mooshinka…
