Browsing: Puntland
Sarkaal sare oo ka tirsanaa Hay’adda Socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya, kana howlgala Garoonka Diyaaradaha magaalada Gaalkacyo ayaa xalay lagu dilay…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa dhambaal mahadcelin ah u diray Dowladda Imaaraadka Carabta oo maanta Agab Caafimaad oo loogu…
Madaxtooyada Puntand ayaa shaacisay in Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni uu sameystay maalin uu Bil kasta dadka la hadli doono.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, qeybta Puntland ayaa sheegaya inuu Qarax lala beegsaday mas’uul ka tirsan wasaaradda…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray wareegto uu xilka uga qaaday kuna magacaabay Taliye ku-xigeenka Qaybta Booliska Gobolka…
Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay xalay magaalada Garowe iyo…
Kulan degdeg ah oo ay xalay yeesheenMadaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, Ku-xigeenkiis Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) iyo Guddiyada Amniga iyo…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya inuu caawa isbitaalka magaaladaasi ku geeriyooday Guddoomiyihii Gobolka Nugaal Cabdisalaan Xassan Xirsi (Gu’…
Alshabaab ayaa war kasoo saartay goor dhoweyd qarax is-miidaamin ahaa oo caawa ka dhacay magaalada Garowe ee xarunta maamul Goboleedka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax is-miidaamin ahaa oo caawa fiidkii ka dhacay caasimadda maamulka Puntland ee magaalada Garowe.
Wararka laga helayo magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegyaa inuu qarax caawa ka dhacay magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in halkaasi lagu aasay qof ka mid ahaa dad loo karaantiilay Coronavirus oo…
Koox dabley ah ayaa magaaalada Boosaaso maanta ku dishay sarkaal ka tirsanaa ciidamada canshuuraha Berriga ee maamulka Puntland.
Culimada degaanka Puntland ayaa u hoggaansani waayey amar kasoo baxay maamulka Puntland oo ku saabsan in la xiro Masaajidda degaanadaasi…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa si weyn uga hor yimid War ay maanta soo saareen Guddiga Madaxda bannaan ee…
Xafiiska Q/Midoobay ee Soomaaliya ayaa War kasoo saaray wadahadal dhex mara Madaxda dowladda Soomaaliya iyo Madaxweynaha Puntland.
Maamulka Puntland ayaa u jawaabay Warkii shalay kasoo yeeray Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee looga hor yimid qaar ka mid qodobadii…
Wasiiradii dowladda Soomaaliya ee ka qeyb galay shirkii shirkii Wada-tashiga Puntland ee ka dhacay magaalada Garowe ayaa ka hor yimid…
Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo uu Shir-guddoomiyey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda…
Shirka wadatashiga Puntland ayaa laga soo saaray qoddobo looga horjeedo Dowlada Soomaaliya, inkastoo shirkaasi ay ka qeyb galeen wasiiro ka…
