Browsing: Puntland
Maamul Goboleedka Puntland ayaa beeniyay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay lacag ugu deeqday dhismaha jidka Ceeldaahir-Ceerigaabo oo hore loo sheegay…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay in koox hubeysan xalay Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ku dhaawaceen Garsoore ka…
Madaxweynaha waqtigiisu sii dhammaanayo ee Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ku dhaqaaqay tallaabo ku kala diray golihii degaanka magaalada…
Wararka laga helayo Magalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in dilal kala duwan ay ka dhaceen magaalada xalay iyo…
Maxkamada Ciidamada milateriga ee Puntland ayaa xukuno kala duwan ku riday rag loo heytsto Alshabaab iyo Daacish oo falal dilal…
Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland, Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa u jawaabay madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo dhowaan magaalada Jubba ee…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegaya in ciidamo gadoodsan ay la wareegeen Garoonka Jen. Maxamed…
Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Haysom ayaa maanta gaaray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.
Qoraal kasoo baxay Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa lagu soo dhoweeyay isku dayga Aqalka Sare ay ku doonayaan inay xalinayaan…
Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar (Camey) ayaa ka hadlay khilaafka u dhaxeeya dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada, isagoo…
Wiil arday ah oo jaamacad dhigta ayaa xalay lagu dilay magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland, kadib markii koox hubeysan…
Taliyihii Ciidamada Daraawiishta Puntland Jen. Siciid Maxamed Xirsi(Siciid Dheere) ayaa maanta ku dhawaaqay in uu u sharaxan yahay Xilka Madaxweynaha Puntland…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay khilaafka ka dhaxeeya dowlada Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada.
Bandhig Faneedkii la filayay inuu magaaladda Boosaaso ku qabto Caawa fanaanka Nimcaan Cabdiraxmaan Hasan (Hilaac) ayaa baaqday, iyadoo warar kala…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa shaqada ka eryay saraakiil sare oo ka tirsanaa ciidmada Booliiska Puntland oo dhowaan…
Maamul Goboleedka Puntland aya u jawaabay Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo maamullada ka codsaday inay soo gudbiyeen…
Qaar ka mida dadkii ku dhaawacmay dagaal beeleedkii dhowaan ka dhacay degaanka Dhumay ee Gobolka Sool ayaa lasoo gaarsiiyey magaalada…
Shirkii magaalada Garowe uga socday afarta maamul Goboleed ee Puntland, Galmudug, Jubbaland iyo K/Galbeed ayaa maanta lasoo gabagabeeyay, iyadoo laga…
Waxaa magaalada Garowe ku soo dhammaaday shirkii afar ka mida madaxda maamul Goboleedyada, iyadoo laga soo saaray war-murtiyeed ku saabsan…
Shirka madaxda maamul Goboleedyada ayaa goor dhoweyd ka furmay magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.
