Browsing: Puntland
Golaha wasiirada maamul Goboleedka Puntland ayaa amar ku bixiyay in la gubo ama la qabto lacagta shilin Soomaalida ee ku…
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in danaha istaraatijyadeed ee Puntland kala dhaxeeyay Sacuudiga iyo Emiraatka uu ku…
Wararka laga helayo Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa sheegayaan in qarax lala beegsaday xarun isgaarsiin.
Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa go’aan kasoo saaray xiisad ka jirta dalalka Khaliijka kadib muddo ka badan laba bilood…
Baarlamaanka Puntland ayaa ansixiyey Golaha Wasiirada cusub ee uu dhowaan soo magacaabay Madaxweyne C/weli Gaas.
Axmed Maxamed Cali (Axmed Kismaayo) oo ahaa weriye weyn oo caan ka ah Soomaaliya ayaa ku geeriyooday dalka India oo…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in koox hubeysan ay dil ka geysteen magaalada.
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maagcaabay xukuumad cusub oo u badan wasiiradii hore.
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa dhisay xukuumad cusub oo saaka looga dhawaaqay magaalada Garowe.
https://www.facebook.com/jama.deperani/videos/1408381869198741/
Ciidamada Ammaanka maamulka Puntland ayaa xabsiga dhigay weriye ka howlgala magaalada Garowe.
Burhaan Aadan Aw-cabdi oo ka mid ah xildhibaanada gollaha wakiiladda Puntland ayaa ku eedeeyay madaxda Puntland inay qeyb ku leeyihiin…
Wararka laga helayo Magaalada Garoowe ee maamulka Puntland ayaa sheegayaa inuu halkaasi ka socdo dibadbax rabshado wato.
Wararka laga helayo magaalada magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in iska hor imaad ka dhacay magalaada.
Qof ayaa ku dhintay, lix kalena waa ku dhaawacmeen Bandhig faneed ay fannaanada Fartuun Birimo ka dhigi lahayd magaalada Gaalkacyo.
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa ka hadlay howgal muran ka taagan yahay oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in madaxii Alshabaab ee degaanada Puntland gaar ahaan magaalada Gaalkacyo gacanta lagu dhigay.
Wararka ka imanaya magaalo xeebeedda Caluula ee gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in biyihii badda ay ku fataheen magaaladaas.
Waxaa baraha bulshada qabsaday dhacdo ku saabsan Orgi weerar u geystay dad fara badan magaalada Garowe ee Xarunta Puntland.
Socdaalkii la filayay inuu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ku tago Degaanada Puntland ayaa si rasmi ah loo joojiyay.
