Browsing: Puntland
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng. Cabdixakiin Cumar Camey ayaa shaaciyay halkii ay martay lacagtii kasoo gaartay Guddiga Federaalka ee gurmadka…
Maamulka Puntland ayaa shaqadii ka joojiyay TV-ga Afka Soomaaliga ku hadla ee UNIVERSAL TV, iyadoo lagu eedeeyay iska horkeenka maamulka…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in weerar bambo uu ka dhacay magaaladaasi maanta.
Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xersi Cali Qarjab oo muddo sanad ku dhowaad ah arrimo caafimaad uga maqnaa xilka ayaa ku…
Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntlandd C/weli Maxamed Cali Gaasayaa sheega in maamulkiisu qeyb ka ahaa isbedelka dhacay.
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shaaciyay inuusan mar kale isu sharxi doonin doorashada madaxweynaha Puntland marka ay u…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya inuu halkaasi ka socdo mooshin laga diyaarinayo madaxweynaha iyo guddoomiyaha Baarlamaanka maamulkaasi.
Madaxweynaha untland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay xaaladda Puntland ka taagan iyo waxqabadka dowladiisa xilli xaalad kacsn…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in xiisad ka taagan tahay magaalada, isla markaana iska hor imaadyo iyo qaraxyo…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamo gadoodsan ay la wareegeen xarunta Baarlamaanka maamul goboleedka Puntland ee magaalada Garowe.
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in ciidamada maamulka Puntland ay xabsiga dhigeen oday dhaqameed caan…
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabay saabsan Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dawladda…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in qaraxyo ay ka dhaceen magaalada ganacsiga ugu weyn ee maamulka Puntland.
Warark laga helayo magaalada Buuhoodle ayaa sheegaya in ciidamo sheegay inay taabacsan yihiin madaxweynaha Soomaaliya ay la wareegeen gacan ku…
Munaasabad aad u sareysa oo ay ku qalin jabinayeen ducadii Shanaad 5 ee ardayda wax ka barata campus-ka jaamacadda muqdisho…
C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) oo ku laabtay magaalada Garowe ayaa ceebeeyay madaxda maamul goboleedyada dalka.
Magaalada Garowe ayaa maanta lagu soo dhoweeyay Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole oo Muqdisho ka tegay markii uu…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in xiisad siyaasadeed ka jirto magaaladaasi oo uu maanta ku wajahan yahay madaxweynihii…
