Browsing: Puntland
XIldhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa si eedeyn ba’an u jeediyay madaxweynaha Puntland C/weli Gaas isagoo sheegay inuu jebiyay dastuurka…
Maamul Goboleedka Puntland ayay fadeexad ka raacday Qaadka ka yimaada Kenya ee ay u fasaxday degaanadeeda iyagoo jebisay go’aankii dowladda…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa ka hor yimid go’aankii dowladda Soomaaliya ku mamnucuday Qaadka yimaada dalka Soomaaliya.
Maamulka Garoonka Diyaaradaha ayaa galabta galay qas iyo jahawareer ay dhaliyeen ilaalada madaxweynaha Puntland C/weli Gaas oo ka soo degay…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Madaxweyn ku xigeenkii hore ee Puntland in muddo ah lagu xiray Garoonka…
Maadaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa si aan hore loo arag uga hadlay war kasoo yeeray Madaxweynaha Soomaliya Xasan Sheekh…
Madaxweynaha Puntland C/iweli Maxamed Cali (Gaas) oo maanta ka degay magaalada Gaalkacyo ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal kasoo yeeray…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa ku dhaqaaqay tallaabo aan hore loo arag, kadib markii ay sheegtay inay xirtay xuduudka ay la…
Waxaa magaalada Gaalkacyo waxaa ka dhaqan galay kala qeybsanaantii ay magaaladaasi u kala qeybsaneyd Waqooyi (Puntland) iyo Koonfur (Galmudug).
Madaxtooyadda Puntland ayaa shaacisay qoraal ay ku baahisay dadkii ka dambeeyey Qaraxii dhowaan ka dhacay magaalada Galkacyo.
Dableyda Alshabaab ee fulisay weeraradii is-midaaminta ahaa ee ugu danbeeyay ayaa la sheegay inay yihiin xubno Ajnabi ah oo Alsahbaab…
Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug C/Xakiin Cumar Cameey ayaa sheegay in xayiraadda ay ku soo rogeen Gaadiidka ka yimaada Koofurta…
Gudoomiyihii hore ee Gobolka Bari C/samad Maxamed Gallan oo mucaarad ku ah dowladda C/weli Gaas ayaa ka hor yimid go’aanka…
Warar laga helayo Magaalada Garowe ayaa sheegaya in maleeshiyo reer Puntland ah ay la wareegeen Gaadiid dagaal oo Galmudug uga…
Ciidamada Puntland ee magaalada Gaakacyo ayaa xirxiray darawallada gaadiid gaaraya 12 oo magaaladaasi ka daadgureynayay dad barakacayaal ah.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in xiisad colaadeed ay ka taagan tahay magaaladaasi.
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo isbuucii ugu danbeeyay ku sugnaa dalka Itoobiya ayaa u dhoofay dalka…
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng. C/xakiin Xaaji Cumar Camay ayaa waxaa lagu mamnuucay Qaadka kasoo gala…
Madaxtooyada Puntland ayaa faafisay war ku saabsan socdaalka madaxweynaha maamulkaas C/weli Gaas ku joogo dalka Itoobiya iyo sawirro laga soo…
Afhayeenka guud ee Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) ayaa ka hadlay qaraxyadii ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee…
