Browsing: Puntland
Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin horin ciidamo hubeysan ah…
Madaxweynaha Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 7-April-2016-ka xarunta Madaxtooyada ee Garoowe Tababar ugu soo xiray ciidamo loo tababaray…
Culumada ururka Ictisaam ee Puntland ayaa ka hadlay weerarkii Alshabaab ku qaadeen degaanada Puntland iyo hadalkii dhowaan ka soo yeeray Afhayeenka…
Yaasiin Cabdisamad Cumar oo ka mida isimada degaanada Puntland ayaa dalbaday inay dadka kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya uga baxaan mudo…
Daawo khubadii sharaxaadka ahayd ee Madaxweyne C/weli Gaas u jeediyay dadka Putland, isagoo faahfaahin ka bixiyay heshiiskii Garowe ka dhacay…
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas ayaa Telefishanka Puntland kala hadlay dadka Puntland isagoo si toos ah u fariistay Studiyha Telefishanka, wuxuuna…
Madaxweynihii hore ee Puntland Maxamuud Muuse Xirsi (Cadde Muuse) ayaa si diiran u soo dhoweeyay heshiiskii ay Puntlad ku ogolaatay…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa xamaasad leh garoonka Garowe ku sagootiyay Wasiirka Arrimaha dibadda Itoobiya Tedros Adhanom oo…
Madaxwaynihii hore Puntland C/raxmaan Faroole oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe ayaa si rasmi ah u shaaciyay inuu yahay…
Waxaa isa soo taraya diidmada lagala hor yimid heshiiska xalay lagu saxiixay magaalada Garowe ee maamulka Puntland ku aqbalay inuu…
Siyaasiga reer Puntalnd Cali Xaaji Warsame, kana mid ahaa musharixiintii u tartamay xilka madaxweynaha Puntland, kadibna noqday wasiirkii hore ee…
Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ku eedeeyay madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ka hor degay heshiiska Puntland iyo…
Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa si la yaab leh u difaacay qaadashada isaga iyo maamulkiisa ay…
AKHRISO: Heshiiska Puntland & Dowladda Somaliya ee doorashada 2016 oo Af-Soomaali ku qoran, waxaan hore u baahinay Heshiiska oo Af-Ingiriis…
Waxaa caawa lagu dhawaaqay heshiis qaabka doorashada Soomaaliya ee 2016 ee dowladda Soomaaliya iyo Puntland wada saxiixeen, muddo laba toddobaad…
Waxaa goor dhowey lagu dhawaaqay heshiis qaabka doorashada Soomaaliya ee 2016 ee dowladda Soomaaliya iyo Puntland wada saxixieem, muddo laba…
Shirar la isku habeensaday ayaa caawa ka socda xarunta Madaxtooyada magaalada Garowe, iyadoo dib u dhac weyn soo wajahay heshiis…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in dib u dhac ku yimid heshiis lagu waday in maanta lagu saxiixo…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Garowe ayaa sheegaya in war uu maanta Duhurtii Muqdisho kasoo saaray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh…
Safiirka Imaaraadka u qaabilsan Somalia Mohamed Cusmani ayaa si degdeg oo aan la fileyn xilli danbe maanta tegay magaalada Garowo,…
