Browsing: Puntland
Shirkii golaha wasiiradda maamulka Puntland ee maanta ka dhacay Magaalada Garowe ayaa looga hadlay weerarka kooxda Al-Shabab kusoo qaaday deegaanada xeebaha Puntland, waxaana…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay gurmadii ugu horeeyay u direyso maamul goboleedka Puntland kaasoo ah saanad milateri. Laba…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada Puntland ay weerar dhulka ah ku qaadeen Togga Suuj iyo degaanada ku…
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in dawladda Soomaaliya ay diyaar u tahay inay gacan ka…
Wararkii ugu danbeeyay ee degaanka Suuj oo dagaal ku dhex marayo maalintii labaad ciidamada Puntland iyo dagaalyahanno Alshabaab ah oo…
Madaxwaynihii hore Puntland Cadde Muuse Xirsi oo ka hadlay weerarka Alshabaab ku qaadeen degaanada Puntland ayaa sheegay in Puntland ku filan tahay caddowga…
Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxba kama jiraan ki tilmaamay hadal kasoo yeeray wasiirkiisa Amniga Cabdi Xirsi Cali…
Wararkii ugu danbeeyay ee dagaalka Puntland iyo Alshabaab ee ka socda degaanka Suuj ayaa sheegaya inuu dagaalku weli xowli uga…
Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan Soocadde oo Shir jaraa’id ku qabtay Garowe ayaa sheegay in kooxda Alshabaab ee weerarka ku…
Wararkal laga helayo degaanada Puntland ee ay galeen ciidamada Alshabaab ee ka degan Xeebaha gobollada Mudug iyo Nugaal ayaa sheegaya…
Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa la sheegay inuu dhaqdhaqaaq weyn ka wado magaalada Garowe ee xarunta…
Wararka hadda laga helayo Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in dagaalkii ka dhex qarxay ciidamada Puntland iyo Alshabaab uu sii xoogeystay,…
Wararka laga helayo Puntland ayaa sheegaya inuu dagaal ka dhex qarxay ciidamada maamulkaasi iyo maleeshiyada Alshabaab ee maalmihii ugu dambeeyay…
Wararka laga helayo Gobolka Bari ayaa sheegaya in qeybo ka mida ciidamada ALshabaab ee ku socda xeebaha degaanada Puntland ay…
Wasiirka Amniga Puntland: “Dowladda Federaalka lug ayay ku leedahay weerarka Alshabaab ee Garacad..”
Wasiirka amniga maamulka Puntland Cabdi Cali Xersi Qarjab oo shir jaraa’id oo maanta uu ku qabtay magaalada Garowe ayaa sheegay…
Maamulka Puntland ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay qaabkii ciidamada Al-shabaab u qabsadeen magaalo xeebeedka Garacad ee gobolka Mudug oo…
Wararkii ugu danbeeyay ee Puntland laga helayo ayaa sheegaya in maleeshiyada Al-shabaab ay la wareegeen saaka degaanka Garmaal ee ka tirsan…
Ciidamadii Al-shabaab oo xalay la wareegay degaanka Garacad ee degmada Jariiban, gobolka Mudug ayaa la sheegay inay saaka isaga baxeen…
Maleeshiyada Alshabaab ee caawa la wareegay degaanka Garacad ee degmada Jariiban ee gobolka Mudug oo hoostaga maamul goboleedka Puntland ayaa…
Maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa markii ugu horeysay weerar ku qaaday isla markaana qabsatay degaanka Garacad ee degmada Jariiban,…
