Browsing: Somaliland
Imaaraadka Carabta ayaa qaaday fulinta tallaabadii ugu horeysay ee lagu abaal marinayo maamulada ka jira Soomaaliya ee la saftay Isbaheysiga…
Maamulka la baxay Somaliland ayaa shaaciyay inuu xabsiga dhigay Ismaaciil Cumar Madar laga soo celiyay tartame ahaan uga qeyb galay…
Go’aan Ka Soo Baxay Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland
Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa) ayaa loo diiday inuu ka dhoofo Garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa.
Qiso la yaab iyo xanuun leh ayaa ka dhacday degaanada Somaliland, kadib markii gabar kasoo jeeda beesha Isaaq ay guursatay…
Somaliland ayaa difaacday sida loo kala qeybsaday faa’iidada kasoo baxeysa dekedda magaalada Berbera oo saami aan hore loo ogeyn laga siiyay…
Maamulka Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ka masaafurisay 11 xubnood oo ka socday Jaamacadaha ka dhisan magaalada Muqdisho Ioo shir uga…
Shirkadda laga leeyahay dalka Imaaraadka ayaa si rasmi ah maanta ula wareegtay maamulka Dekadda Berbera ee maamulka la baxay Somaliland.
Maamulka Somaliland ayaa shaaciyay in dowladda Itoobiya ay qeyb ku leedahay dhaqaalaha Dekada Berbera ee lagu wareejiyay shirkad Dubai World…
Hay’adda Gargaarka Khaliifa ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa duleedka magaalada Hargeysa ka hirgelisay Biyo xireenka ugu weyn Soomaaliya.
Hay’adda Khaliif BIn Zayed Al-Nahyan ee arrimaha gargaarka Imaraadka carabta ayaa sheegtay inay biyo-xireen ka hirgalisay magaaladda Hargaysa ee Somaliland, kaasoo…
Maamulka Somaliland ayaa xabsiga dhigay qaar ka mida koox culimo ah oo dhowaan ku dhawaaqday koox diimeed la baxday Saaddicuuna Bil-xaq.
Wararka laga helayo magaaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Maxkamad ku taalla magaaladaasi ay xukun ku diray weriy C/maalik Muuse Coldoon.
Wiil yar oo uu dhalay Weriyaha u xiran maamulka Somaliland C/maalik Sheekh Muuse Coldoon ayaa baaq u diray madaxweynaha Somaliland.
Allaha u naxariistee Wasiirkii Dekaddaha iyo Gaadiidka badda Dowladda Federalka Somalia Dr. Nur Faarax Xersi oo saaka ku geeriyooday magaalada Muqdisho ayaa…
Maamulada Somaliland iyo Khaatumo ayaa heshiis kale ku saxiixday dalk Jabuuti kadib wadahadallo labada dhinac in muddo ah uga socday…
Labo gabdhood oo wallaalo ah ayaa la xaqiijiyay inay dhinteen markii uu qaaday Daad ka dhashay Roobabdii Gu’ga oo da’ay…
Xeer ilaaliyaha guud ee maamulka la baxay Somaliland ayaa dacwado waaweyn oo la yaab leh kusoo oogay weriye C/maalik Muuse…
Dowladda Imaaraadka Carabta iyo maamulka Somaliland ayaa si rasmi ah maanta u kala saxiixday heshiiskii muranka badan ka taagan yahay…
Dowladaha Mareykanka iyo Soomaaliya ayaa la sheegay inay ku lug lahaayeen in heshiiska dowladda Imaaraadka Carabta ay saldhigga milateri ku…
