Soomaali ka mida Dadkii ku dhintay weerarkii Masjidka ee New Zealand.. [Akhriso magacyada]

Wararka laga helayo dalka New Zealand oo maanta weerar lagu qaaday Masjidyo dad muslimiin ah ku tukanayeen ayaa sheegaya in dadka dhintay ay ka mid yihiin dad Soomaali ah. Ilaa hadda waxaa la xaqiijiyey in saddex qof oo Soomaali ah lagu dilay weerarka oo ay xilligan Booliska New Zealand sheegeen in dadka dhintay ay gaareen … Continue reading Soomaali ka mida Dadkii ku dhintay weerarkii Masjidka ee New Zealand.. [Akhriso magacyada]