Somali News
Soomaaliya: 198 qof oo shalay kaliya laga helay Covid19

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay in 198 qof laga helay covid19 shalay kaliya iyada oo dhimashada guud ay gaartay 215 qof.
Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 823
o Laga Helay: 198
o Banadir: 190
o Jubaland:3
o Koonfurgalbeed: 2
o Hirshabeelle: 2
o Galmudug: 1
Lab: 118
Dhedig: 80
Dhimasho: 7
Bogsashada: 3
Tirada Guud ee Laga Helay: 6,444
Bogsashada Guud: 3,781
Dhimashada Guud: 215.