Somali News

Soomaaliya oo safka hoose ka gashay waddamada lagu waxyeelleeyo Warbaahinta

Qiimeynta Dalladda Caalamiga ee Bulshada Rayidka ka sameysay 49 waddan oo Qaaradda Afrika ka tirsan, ayaa lagu muujiyay in 6 waddan oo ka mid ah aysan wax furfurnaansho ah heysan ururrada bulshada rayidka, halka 21 waddan ay cadaadis joogto ah ku hayaan bulshada rayidka ee madaxa-bannaan. 14 waddan oo kale ayaa la sheegay inay si joogto ah u hor-istaageendhaq-dhaqaaqyada bulshada rayidka ee waddamadooda.

Soomaaliya  iyo Koonfurta Suudaan ayaa noqday meelaha sida joogtada loogu xiro warfidiyeenka madaxa-bannaan ee loo arko inay dhaliilaan dowladda. Ciidamada ammaanka ayaa xarig sharci darro ah markasta la beegsada suxufiyiinta.

F.G: Xogtan waxaa soo saaray Dhaqdhaqaaqa Caalamiga ee Bulshada Rayidka (CIVICUS) .

Back to top button