Somali News

Sucuudiga oo muwaaddiniintiisa uga digay in ay u safraan Soomaaliya

Dowladda Sucuudiga ayaa amar dhinaca socdaalka ah dul dhigtay muwaaddiniinteeda u safraya waddamo ay ku jirto Soomaaliya.

Sacuudiga ayaa uga digay Muwaadiniintiisa inay u safraan wadamo ay ku jirto Somalia iyadoo aan ogolaanshiyo laga haysan laamaha ay arimaha digniinta kasoo baxday sida lagu sheegay Bayaanka Wasaaradda Arrimaha gudaha Sacuudiga.

Sababta ayaa lagu sheegay in laga digtoonyahay wadamada qaar oo Colaado ay ka jiraan iyo Covid-19.

Inkasta oo Soomaaliya uusan Civic19 qatar badan ku heyn haddana Sucuudiga ayaa rumeysan in ah halis tahay Soomaaliya.

Back to top button