FeaturedSomali News

Tababar loo furay 1600 Dhalinyaro ah oo loo qaatay Ciidamada Booliska (Daawo)

Waxaa maanta magaalada Muqdisho tababar looga furay dhalinyaro gaareysa 1600 oo ku biiray ciidamada Booliska Soomaaliya.Dhalinyaradan oo ah kuwii ugu badnaa ee mar qura loo qaato Booliska ayaa waxaa la filayaa inay noqdaan xoog weyn oo ku biiray ciidamada Booliska.

HOOS KA DAAWO

Tags
Close
Close