Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka hadlay munaasabad lagu xusay 1-da Luulyo oo maanta lagu qabtay Xarunta Tiyaatarka…
Browsing: 1-da Luulyo
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka hadlay xaaladda dalka iyo Doorashada soo socota iyo waxqabadka dowladda uu hoggaamiyo ee…
Ciidamadii ugu badnaa oo isugu jira Booliska, Nabad sugid iyo Milateri ayaa la dhigay magaalada Muqdisho iyo deganada ku xeeran…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa abaalmarin guddoonsiiyay Guddiggii Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda sanadkan 2019, isagoo uga mahadceliyay shaqadii ay qabteen.
Munaasabad lagu xusayey sanadguurada 59-aad ee xoriyadda Gobollada Koonfureed iyo midowgii labada Gobol ee Koonfur iyo Waqooyi ayaa lagu qabtay…
Ra’iisal Wasaaraha Kanada Justin Trudeau iyo Xildhibaanka Baarlamaanka Kanada ka tirsan ee Ahmed Hussein ayaa hambalyo wadajir ah u soo diray…
Asalaamu Caleykum wa Raxmatullahi wa Barakaatuhu. Walaalaha Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah waxaan leeyahay Ramadaan Kariim. Fadliga bisha Ramadaan, oo aan…
