Browsing: 12 April
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka hadlay munaasabadda 12- April ee asaaska ciidamada Xoogga Dalka.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Saraakiisha, Saraakiil-Xigeennada, Aliflayda, Dableyda iyo dhammaan qeybaha kala…
Waxaa maanta loo dabaal degayaan Munaasabadda xuska 58-guuradii ee aasaaska Ciidamada xoogga dalka oo ku beegan 12-ka April.
Inta badan madaxda sare ee dowladda Soomaaliya iyo wasiirada xukuumadda ayaa iska xaadiriyay xarunta wasaaradd Gaashaandhigga Soomaaliya.
Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ku biiray madaxda ku lebisatay dareyska ciidamada xoogga dalka ee milateriga.
Magaalada Muqdisho qeybo ka mida ayaa lagu wadaa beri laga xiro isu socodka dadka iyo gaadiidka, taasoo saameyn ku yeelaneysa…
