Midowga Yurub ayaa sheegay inay soo ururiyeen lacag dhan 80 milyan oo Euro oo loogu talo-galay gargaarka bani’aadanimo ee abaaraha…
Browsing: Abaaraha
Maamulka Puntland ayaa si weyn u muraaraday dowladda cusub ee Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Dalka Turkiga oo maanta booqday magaalada Muqdisho ayaa deeq raashin ah ku wareejiyay Guddiga Qaran ee…
Wasiirka Arrimaha Bani’aadanimada iyo Maaraynta masiibooyinka xukuumadda Soomaaliya Maryan Qaasim ayaa sheegtay inay arrimaha abaaraha looga baahan yahay Soomaalida inay…
Sarkaal sare oo ka tirsan hay’adaha gargaarka ee Midowga Yurub ayaa ka digay in dalka Soomaaliya oo ay haatan ka…
Guddiga Gurmadka Qarab ee abaaraha ayaa qorsheynaya inuu qeybtii labaad ee kaalmo lacageed ah u qeybiyo maamulada dalka.
Ciidamada Booliska iyo nabadsugidda (NISA) ayaa howlo samafal ah oo loogu gargaarayo dadka abaaruhu soo barakiciyeen ka fuliyay duleedka Muqdisho.
Deeqdan oo isugu jirtay bariis, sonkor, caano, timir, baco, saliid, dhar iyo caagadaha biyaha ayaa waxaa ka faa’idaystay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo uu weheliyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale…
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta kulan ka mida kalfadhigooda koowaad ku yeeshay magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Guddiga abaaraha soo gaarsiiyay lacag dhan 30,000 Doolar oo la sheegay in qoyska madaxweynaha…
Dowladda Turkiga ayaa ku dhawaaqay olole loogu gurmanayo dhowr dal oo abaaro ba’an ay ku dhufteen, isla markaana xaalad ba’an…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay xaalad Musiibo Qaran, si wax looga qabto arrimaha bani’aadannimo ee ka jira…
Shirka Gurmadka abaaraha ee uu soo agaasimay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Shirka oo ay…
Shirka heerka sare ee Gurmadka abaaraha ayaa goor dhow ka furmaya magaalada Muqdisho, iyadoo uu guddoominayo madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/llaahi…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in heer sare ah uu halkaasi ka furmi doono maanta, iyadoo uu guddoominayo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta la kulmay guddiga qaran ee Gurmadka Abaaraha iyo Wakillo ka…
Dowladda Ingiriiska ayaa ku dhawaaqay inay lacag dhan 10 Milyan oo Giniga Istarliinka ah (12 Milyan oo Doolar) ay ugu…
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay dhaqaale ku taageereyso gargaarka loo fidinayo abaaraha ka jira dalka.
Musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee Maxamud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa soo jeediyay talo ku saabsan lacagaha laga qaadayo musharixiinta xilka…
