Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadd Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble aya magcaaabay Gudi ka kooban 34 qof oo la sheegay inay dardar galiyaan…
Browsing: Abaarta
Maamulka Hirshabelle ayaa ka hor yimid go’aano kasoo baxay shir ay soo abaabushay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka xukuumadda Soomaaliya…
Guddiga Qaran ee Abaaraha ayaa maanta shaaciyay in Raashin Deeq ah oo laga helay dibadda ay u kala direen maamul…
Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha ayaa maanta ku dhawaaqay lacago qeybtii saddexaad ah oo loo qeybinayo maamul Goboleedyada dalka.
Wararka laga helayo degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in 17 qof oo barakacayaal ah.
15 qof ayaa ku dhintay Xero dad barakacayaal ay ku noolyihiin oo ku taalla degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshabaab ay dab qabadsiiyeen taashin gargaar ahaa.
Markab deeq gargaar ah sida oo loogu talo galay dadka abaartu ku dhufatay ee Soomaaliya ayaa maanta ka shiraacda dalka…
Waxaa goor dhow la soo gaba gabeeyay Ololihii Bisha Cas ee Imaaraadka ka qabatay guud ahaa dalka Imaaraadka oo laga…
Wararka laga helayo degaanka Kaxda ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in uu boob ka dhacay raashin Bisha Cas ee Imaaraadka…
Guddoomiyaha Guddiga Qaran ee gurmadka abaaraha Sheekh Nuur Baaruud
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta daah furtay xarun loogu magac daray “Xarunta Qaran ee isku duba ridka gargaarka”.
Dowladda Imaaraadka ayaa ku soo biiray ololaha gargaarka loo fidinayo dadka Soomaaliyeed ee abaaraha aafeeyeen.
Shir looga hadlay xaaladda abaaraha Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Diyaaradda xamuulka shiradda Turkish Airline ayaa bilowday daabulka deeq ay soo iibiyeen koox isugu jirta ciyaaryahanno, jilayaal iyo shaqsiyaad caan…
Lammaane Soomaaliyeed ayaa si weyn loogu baahiyay baraha Bulshada kadib markii ay ku dhaqaaqeen tallaabo ku dayasho mudan oo samafal…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcale ayaa amarro culus ku soo rogay shirkadaha Gobolka Banaadir ee bixiya adeegyaa Korontada iyo Biyaha.
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka oo uu horkacayo Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa maanta salaad roobdoon ah ku tukaday…
Soomaaliya waxaa hadda ka jira dhibaatooyin fara badan oo ay ugu daran tahay abaarta, si aan ugu kuur galo saamaynta…
