Midowga Afrika ayaa xayiraad kusoo rogay xubinnimadii dowladda Suudaan ee ururkaasi, iyadoo go’aan kasoo baxay Midowga Afrika lagu shaaciyey in…
Browsing: Abiy Ahmed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahan booqasho shaqo ku joogay Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa galabta dalka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saaka ka degay magaalada Adis abab ee dalka Itoobiya, safar aan hore loo shaacin…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa magacaabay saddex wasiir oo cusub oo xukuumadiisa ka mid noqonaya, iyagoo xilalkii laga qaaday…
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa saaka ka degay Magaalada Doha ee dalka Qatar iyadoo booqashadan ay tahay mid rasmi…
Kulanka Saddex-Geesoodka ah ee maanta ka dhacay Nairobi, waxay Madaxtooyuad Villa Soomaaliya shaacisay inaan looga hadlin soohdinta badda ee labada…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo kulan dhexdhexaadin ah isugu keenay madaxweynayaasha Somalia iyo Kenya ayaa shaaciyay in kulankii labada…
Madaxda dowladda Somalia iyo Kenya ayaa ku heshiiyey inay ka wada shaqeeyaan nabadda ayna qaadaan tallaabooyin ay ku xalinayaan arrimaha…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa goor dhaw u ambabaxaya magaalada Nayroobi halkaas…
Dowladda Itoobiya aya shaacisay qodobadda ugu muhiimsan ee ay ka wadahadlayaan Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaaraha Itoobiya…
Wararka laga helayo magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in kulan gaara uu goor dhoweyd uga bilowday Madaxda…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhoweyd ka degay garoomka diyaaradaha magaalada Addis ababa ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u dhoofay magaalada Addis Ababba ee dalka Itoobiya, kadib…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa socdaal wadajir ah ku tegay magaalada Jubba ee dalka…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata iyo Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta gaaray magaalada Asmara ee dalka Etirea, iyadoo uu…
Somaliland ayaa war kasoo saartay kulankii magaalada Addis ababa ku dhex maray madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Ra’iisal wasaaraha…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa War ay caawa soo saartay ku bogaadineysaa sida Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu u aqbalay…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa xafiiskiisa magaalada Addis ababa kula kulmay madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in madaxweynaha Somaliland uu Berri qorsheynayo inuu socdaal ku tago dalka Itoobiya.
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Xaaskiisa ayaa loo ogolaaday inay korsadaan oo aabe iyo hooyo u noqdaan canug agoon…
