Ciidamada Turkiga ee ku sugan waqooyiga dalka Syria ayaa gacanta ku dhigay haweeney la dhalatay hoggaamiyihii Daacich ee Abuubakar Al…
Browsing: Abubakar Albaqdadi
Ururka Daacish qeybta Soomaaliya ayaa shaacisay nay u hoggaansan tahay oo ah Ballan (Beyca) cusub la gashay hoggaamiyaha cusub ee…
Ururka khilaafada islaamiga ee Daacish ayaa War Bayaan ah oo uu soo saaray ku xaqiijiyey geerida hoggaamiyahoodii Abuubakr Al-Baghdadi, iyadoo…
Wasaradda Difaaca Mareykanka ayaa baahisay qeyb yar oo ka mida Muuqaal lag duubay howlgaliii lagu dilay hogaamiyaha Daacish Abubakar Albaqdaadi.
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inuu geeriyooday hoggaamiyihii iyo aasaasihii Daacish Abuubakar Al-baqdaadi.
Xogo dheeraad aha ayaa kasoo baxaya weerar ay ciidamo gaara oo Mareykan ah xalay ka fuliyeen magaalada Idlib ee dalka…
Madaxa Daacish-ta Somalia Sheekh C/qaadir Muumin oo fadhigiisu yahay Buuraha Gobolka Bari ee Puntalnd ayaa mar kale kasoo muuqday muuqaal…
Hoggaamiyaha ururka khilaafada Islaamiga ee ISIS Abubakar aAl-Baqdaadi ayaa markii ugu horeysay muddo 5 sano muuqaalkiisa lasoo saaray, iyadoo hore…
Wiilka hogaamiyaha kooxda Daacish Abu Bakar al-Baghdadi ayaa la shaaciyey inuu ku dhintay howlgal is-miidaamin ah oo ka dhacay magaalada…
Ruushka ayaa sheegay in laga yaabo duqeyn ay diyaaradaheeda geysteen lagu dilay hoggaamiyaha sare ee kooxda Khilaafada islaamiga ee Daacish.
