Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in dhalinyaro kasoo jeeda Puntland laga afduubtay Koonfurta magaalada Gaalkacyo.
Browsing: Afduub
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in koox dabley ay haweeney u dhalatay dalka Talyaani, una shaqeysa hay’ad gargaar…
Waxaa caasimadda Muqdisho kusoo kordhaya falalka adfuub ah oo lagula kacayo caruur iyo dhalinyaro da’ yar, iyadoo xaafadaha qaarkood ay…
Wararka laga helayo Gobolka Bay ayaa sheegay in Dabley hubeysan ay shaqaale ka tirsan Hay’adda Bisha Cas ee Soomaaliya ay…
Wararka laga helayo lagha helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan kooxda Alsahbaab ay afduub ka geysteen degaano…
Haweeney u dhalatay Jarmalka oo ah kalkaaliso caafimaad oo u shaqeyneysay Hay’adda ICRC, lagna afduubtay xarunta ururkaasi ee magaalada Muqdisho…
Dawladda Soomaaliya ayaa shaacisay magaca shakhsiga ka dambeeya afduubka gabar kalkaaliso caafimaad ah oo u dhalatay dalka Jarmalka, una shaqaysa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in magaalada laga saaray shaqaalaha ajnabiga ahaa ee Hay’adda Laanqeynta Cas ee adduunkla…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay haweeney u shaqeyneysan hay’adda Laanqeyta Cad ee adduunka ICRC oo Muqdisho xalay laguy afduubtay,…
Wararka lagala helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in haweeney ajnabi ah u ka mida shaqaalahaya Hay’adda ICRC lagu afduubtay Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in darawal mooro Bajaajle ah lagu qabtay magaalada kadib markii uu la baxsaday…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoosse ayaa in kooxda Al-shabaab ay xalay dad rayid ah ka afduubteen degmada Afgooye.
Kooxda Al-Shabaab ayaa lacag madax furasho ah ku sii daayay Labo ka mid ah Saddex Gabdhood oo 2 Bil ka…
Kooxda Alshabaab ayaa abuurtay il dhaqaale oo cusub xilli ay dooda ka taagan tahay canshuuraha iyo Zakada ay ka ururiso…
Wararka laga helayo gobolka Baay ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay lacag madax furasho ah ka dalbadeen shaqaale hay’ad Samafal…
Shaqaale Soomaali ah oo u shaqeeya urur samafal oo ka howgaleysay gobolalda Bay iyo Bakool ayaa lagu afduubtey duleedka egmooyinka…
Koox hubeysan oo loo maleynayo Al-Shabab ayaa lagu soo warramayaa inay deegaanka Lamu ee dalka Kenya ku afduubteen dad Kenyan…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada ka tirsan dowladda Federaalka ay gurigiisa kala baxeen oday nabadoon…
Wararka ka imanaya gobolka Hiraan ayaa sheegaya in koox hubeysan ay maanta ka afduubtay meel qiyaastii 10 KM u jirta…
Koox dabley ah oo ku hubeysan qoryaha fudud ayaa maanta fal afduub ah ka geystay suuqa ugu weyn magaalada Muqdisho…
