Browsing: Afgooye
Howlgal ay sameeyeen ciidamada Booliska ayaa lagu soo qabtay miinooyin iyo waxyaabaha qarxa oo la diyaarinayey.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal culus oo maleeshiyada Alshabaab saaka ku qaaday degaanka Sabiid ee duleedka degmada Afgooye,…
Wararka laga helayo duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday Gaari ay wateen cidiamada ilaalada shaqaalaha shirkadda dhiseysa jidka…
Wararka laga helayo degaanka Xaawo Cabdi ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax halkaasi ka dhacay, kaasoo lala beegsaday…
Wrarka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Koox hubeysan ay toogasho ku dileen nin oday ah oo la dhashay…
Dowladda Soomaaliya iyo Taliska Milateriga ayaa ka gaabsaday inay ka hadlaan weerar Alshabaab ku qaaday ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Weerar Alshabaab ku qaadeen Saldhig ay ciidamada dowladda ku leeyihiin agagaarka degaanka Buulallow ee…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa Qarax loo adeegsaday Miino oo lagu qaaday Busteejada iyo barta ciidamada Baar Ismaaciil…
Ciidamada Amniga Degmada Afgooye ayaa qabtay laba nin oo lagu soo eedeeyay inay ka mid ahaayeen koox afuudbta gabdhaha yaryar,…
Ciidamada Booliska degmada Afgooye ayaa gacana ku dhigay nin lagu soo eedeeyay inuu Beeraha Afgooye ku kufsaday laba haween ah.
Sii-hayaha Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa diiday bixinta lacag uu Ra’iisal wasaarihii is casilay ee Xasan Cali…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay inay lacag dhan 500,000 Dollar u qoondeysay Gurmad loo fidinayo fatahaadda ka dhacay degmada Afgooye ee…