Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya in dabley ka tirsan Alshabaab ay falal dil ah ka fulisay magaalooyinka Muqdisho…
Browsing: Afgooye
Ciidamada Kumaandooska Dowladda iyo kuwa Mareykanka ayaa weerarar maanta ku qaaday degaan u dhow degam Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha labada wado ee soo gala magaalada Muqdisho, kuwaaso dowladda Qatar ay maalgelineyso.
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegay in maleeshiyada Alshabaab ay markii labaad xalay gubeen gadiid ay leeyihiin dad shacab…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegay in maleeshiyada Alshabaab ay gubeen gadiid ay leeyihiin dad shacab ah oo dhuxul…
Wararka laga helayo degmad Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in Nabadoon caan ah ay caawa halkaasi ku dileen koox…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in koox hubeysan ay qof shacab ah ku dileen halkaasi.
Wararka laga helayo dagmada Afgooye ayaa sheegaya in koox hubeysan ay lix qof ku dishay suuq ku yaalla degmadaasi.
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa, oo ka tirsan Xildhibaannada Golaha Shacabka, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo qaar ka…
Ciimada Milateriga Somalia ayaa sheegay in howlgal lagu qaadayay isbaarooyin yaallay degaanno ka tirsan Gobolka Shabeellada hoose ay ka dhacen…
Dib u dhacyo is dabajoog ah ayaa ku dhacay safar shaqo oo la filayey inuu madaxweynaha Soomaaliya ku tago degmada…
Magaalada Afgooye ee Gobolka Sh/hoose ayaa waxaa la isugu geeyay ciidamadii ugu faraha badnaa oo isugu jira milateri iyo Boolis,…
Koox hubeysan ayaa maanta askar iyo dad shacab ah ku dilay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
Wararka laga helayo degmada Afgooye ayaa sheegaya in koox hubeysan ay dil ka geysteen xaafadda Dhagaxtuur, iyagoo ku dilay qof…
Koox hubeysan hubeysan ayaa maanta degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha hoose toogasho ku dishay Maamule Iskuul oo magaalada Afgooye.
Xaalad cusub ayaa kasoo korortay ciidamada dowaldda ee ku sugan Gobolka Sh/hoose, kadib markii ay xayireen Gaadiidkii isaga gooshi jiray…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ayaa sheegay in dad shacab ah ay dileen sarkaal ka tirsan kooxda Alshabaab oo degaan…
Qarax nooca miinada oo ka dhacay barta ciidamada Ex-kontrol Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa sababay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.
Wararka laga helayo magaalada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegay in laba ka mida ergadii soo doroatay xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya…
Kooxda khilaafada islaamiga ee Daacish ayaa sheegatay inay ka danbeysay falal khaarijin ah oo ka dhacay magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye.
