AMISOM ayaa war yaab leh ka faafisay weerarkii Alshabaab galabta ku qabsadeen degmada Afgooye.
Browsing: Afgooye
Wararka laga helayo magaalada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in mas’uuliyiin iyo saraakiil lagu dilay weerarkii Afgooye.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Federaalka ay weerar rogaal celis ah goor dhoweyd ku qaadeen degmada…
Xaalada magaalada Afgooye ayaa caawa kacsan iyadoo maleeshiyada Alshabaab galabta ka wareegeen inta badan magaaladaasi.
Weerar qorsheysan oo dhowr jiho laga soo qaaday ayaa ka socda magaalada Jowhar ee duleedka Muqdisho, iyadoo ay Alshabaab qabsatay…
DAAWO SAWIRRO: Gaari BL ah oo qarax ku baab’iyay wadadda Afgooye & 20 oo ku dhintay Dadka ku dhintay gaarigan…
Qasaaraha qarixii lala beegsaday gaari nooca dadweynaha ah (BL) oo ku socday degmada Afgooye ayaa sii kordhay, kadib markii dadka…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in Miino wadadda la geliyay ay ku qaraxday gaari BL ah oo saaka…
Nabaddoon caan ah iyo laba wiil oo uu midna uu dhalay, kan kalena uu awoowe u ahaa ayaa xalay lagu…
Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay weerar miino la beegsadeen kolonyo ka…
Maleeshiyo ka tirsan kooxda Al Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe weerar kedis ah ku gashay degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha…
Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya oo uu hogaamiyo Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyaha Degmada Afgooye iyo…
Ciidamada dowlada Soomaaliya ee fadhigoodu yahay degmada Afgooye ayaa shaacyay inay howlgal ay qaadeen kusoo qabteen Dhalinyaro lagu tuhmay inay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerarkii ay xalay saqdii dhexe kooxda Alshabaab ku ekeeyeen degmada Afgooye oo afar…
Kooxda Alshabab ayaa xalay weerar nooc cusub ah ku qaaday saldhjigga Booliska Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose, kadib markii…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Qarax Ismiidaamin ah lagula beegsaday Kolonyo uu la…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ee gobalka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in halkaasi goor dhaw ka dhacay qarax Miino, kaas…
Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Afgooye ee…
Qarax miino oo ah kuwa meelaha fog laga hago ayaa lala eegtay goor dhow oo galaba ah ciidamo ka tirsan…
Ciidamada AMISOM oo fadhigoodu yahay magaalada Afgooye ee Gobolka Sh/hoose ayaa maanta howlgal ay ka sameeyeen xaafad ka tirsan magaalada…
