Browsing: Afhayeenka xukuumadda
Ra’iisul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Afhayeenka Xukuumadda Federalka.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shaqadii ka eryay afhayeenkii xukuumadda Soomaaliya C/casiis Cabdi Xaaji Goobdoon.
Afhayeenkii Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/casiis Cabdi Xaaji Goobdoon ayaa la sheegay in shaqadii laga fariisiyay.
